Waxey nafteydu u ooyeysaa qofkii shalay idhahaayay ha ooyin ilintaada wey idhibeysaa😰🥲💔
@Cᴜᴍᴀʀ ʙɪɴᴜ Aʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ
@Cᴜᴍᴀʀ ʙɪɴᴜ Aʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ
❤5
Muxu dheemanka uga qaali noqdey dhagaxa? Waayo dheemanku waa mid dhulka ku qarsoon dhagaxase meel kasto waadka heli sidaad ookle gabdhaha xijaaban waa dheeman qaali ah mana mudna inuu helo qof kasto❤️🌸☘
@Cᴜᴍᴀʀ Bɪɴᴜ ᴀʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ✨🤴
@Cᴜᴍᴀʀ Bɪɴᴜ ᴀʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ✨🤴
❤3
❤4
Waxkasta oo qalbiyadeena ku jira lamasoo bandhigi karo waxaa jira wax dhasha oo dhinta oon la shaacin..😥💔
#@Dawadii Qalbi Jabay💔🥺
#@Dawadii Qalbi Jabay💔🥺
❤1👍1
Sheeg AIihii lahaa naxariista
caamka ah ee ixsaankiisu
badnaa una naxriistay gaal iyo
aduunka dhaxdiisa
muslimba
waa kuma?
@Dawadii qalbi jabay💔🥺
caamka ah ee ixsaankiisu
badnaa una naxriistay gaal iyo
aduunka dhaxdiisa
muslimba
waa kuma?
@Dawadii qalbi jabay💔🥺
❤6👍2
