Qofkad naafada kaa dhigey
Niyaddiyo quluubtana
Nabar io xanuun badan
Layskuma nab-nabo ee
Baro sida wax loo naco👌
Niyaddiyo quluubtana
Nabar io xanuun badan
Layskuma nab-nabo ee
Baro sida wax loo naco👌
👍23👎1😁1
Qof wax jeceli waa xoolo
Cawskiisu waa xiiso
Mana laha cid xiranayso
😆😂
Cawskiisu waa xiiso
Mana laha cid xiranayso
😆😂
😁22👍14❤2
Ninkii 4 isku xaliN kaRaa LoGa Haraa Xilke MuXu NaSab Yahay 4 XaSLuhU😁✍🏻
KaftaN Weye Zxpyal😅🙌
KaftaN Weye Zxpyal😅🙌
👍15👎1
The owner of this channel has been inactive for the last 18 months. If they remain inactive for the next 7 days, they may lose their account and admin rights in this channel. The contents of the channel will remain accessible for all users.