Dawadii Qalbi jabay💔🥺
910 subscribers
42 photos
4 videos
2 links
Dᴀᴀᴡᴀᴅɪɪ ǫᴀʟᴘɪ ᴊᴀʙᴀʏ🥺😥
Download Telegram
"Ha iloobin in aad tahay ruux ay nafteydu
U riyaaqdo oo dadka kale iiga duwan
Xusuusnow jaceylku waa dareen la isla
Sido oo qofba qofka kale dhankiisa
Ka daadihiya Xppthi<3🫀❤️🫅🔐

@Dawadiiqalbijaby
👍2
Ha oran manihin dad saxan
balse sida aan u arko dadka kale
dhankooda kama nihin kuwa
saxan.🤒

@nugu sobir oo wax naga faid❤️🤍
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Mid kamida dareemaha ugu
yaabka badan aduunka Waa
adigoo qof jecladey misne aad
ku fekertey in aadan fursad ku
heli doonin balse u wagtigu idin
kulmiyey!💔❤️

@dawadiiqalbijaby💔🥺🤕
👍21
Anna AdigaH KuMa NiciN
WaaSe AmaR iLaHeY
ifKaa iNaaN iS WeYnaa😢

Nugu sobir oo wax naga faid❤️🤍
10👍2
Ka fogaansha aan kaa fogaaday kama kama dhax Lin farxad😍
Balse waxa aanka dhaxlay
Murugo iyo xanuun😰💔

@Dawadiiqalbijaby
👍8🥰1
inad yelato hal zxp oo xun wxa ka wanagsan inad yelato asxab iskugu jiro kuwa xun io kuwo wanagsanba💔🤕

Nagu soabir oo wax naga faid💔🥺
10
Hᴀᴍᴘᴀʟʏᴏ ʀᴇᴇ ᴄᴀʙᴜᴅᴡᴀǫ Aʟʟᴀʜ ᴀʏᴀ ɴᴀsɪʙ ɴᴏsɪʏᴀʏ ɪɴᴀɴ sᴏ ǫᴀᴅɴᴏ ᴋᴏᴘᴋɪ ʟᴏǫᴀʙᴛʏ ɢᴏʙᴀʟᴀᴅᴀ ɢᴀʟᴍᴜᴅᴜɢ ʜᴀʟᴋᴀɴᴀ ᴡᴀxᴀɴ ʜᴀʙᴀʟʏᴏ ᴏɢᴀᴅɪʀʏᴀ ᴢxᴘᴋᴇɪ ᴍᴀʀɴᴀ ᴡʟʟᴋᴇɪ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴛᴛ ᴀʀʀᴀᴀ ᴏᴏ ᴋᴜ ɢᴜʟᴀʏsᴛᴀʏ ᴋᴀʙᴛᴀ ɢᴏʟᴅʜᴀʟɪɴᴛᴀ
ᴡxᴀɴ ɪʏᴀɢᴀɴᴀ ᴜ ʜᴀᴍᴘᴀʟʏᴇɴᴀʏᴀ ᴅʜᴇɢᴇɴᴀ ɴᴀʟᴀ ᴛᴀʀᴛᴀᴍᴀʏᴀʏ ᴇᴇ ᴅᴜsᴍᴀʀᴇʙ ᴡᴀxɴ ɪᴅɪɴ ʀᴀᴊᴇɴᴀʏᴀ ɢᴜʟᴏ ᴅᴀɴᴘᴇ
Sɪᴅᴀɴ ᴏɢɴᴀʜʏ ᴋᴜʙᴀᴅᴜ ᴡᴀ ᴄᴀᴅᴀɴ ɪᴏ ᴍᴀᴅᴏᴡ ᴡᴀ ɪɴᴀᴅ ʟᴀʙᴀᴅᴀʙᴀ ᴋᴜ ᴛᴀsʜᴀᴛᴏ
ᴍᴀʀᴋʟᴇ ʜᴀᴍᴘᴀʟʏᴏ ᴍᴀɢᴀʟᴀᴅᴀʏᴅᴀ ᴄᴀʙᴜᴅ ᴡᴀǫ🇱🇺❤️
waxa aan ku nici doonaa markaa uu kaluunku samada duulo shimbirtuna ay ku dhex nolato bada hoosteda💔🥺
😢6👍1
" mar walba waxaan ahay garabkaag xataa hadii aan isku dhacno ...🥺🥰💙

#Dawadiiqalbijaby
5🔥2
Irbada lagu mudo halbawle
Intaanay aroorin jiidhka
Xanuunka waxaa ogaada
Diirkani sare ee maqaarka. 🥹😢

#dawadiiqalbijaby💔🥺
🔥41👍1
Haddii aadan ku faraxsanayn xaalada aad ku sugantahay; dhib malahan! ku samee Nafsadaada ISBEDEL..DHAQAAQ! adigu ma tihid GEED meel ku baxay!🙂
3
Hospitalka cashaqa
Cid ku booqo mooye
Cisha qudha waad geli
Cindigeyagu ima odhan
💔🧕😥🖤🥀🌹
Just new break 💔😢
😢175👍2
dadka sida dhabta isu jecel
si sahlan kuma kala haraan
hadii ay jirto boqol sababood
ay ku kala tagi karaan
waxay helaan hal sabab ay
ku wada joogi karaan❤️🥀

ᴊᴀᴄʏʟᴋᴜ ʜᴀᴊɪʀᴏ🥺❤️
4👍4
Ruux aan dugsanaayay🥲
Dadka iiga dhex muuqday😪
Daryeel iidhameys tiray💔
Diiwaan kulahaa nolasha
Maxey duni Nakala heysay💔😪

#ᴅᴀᴡᴀᴅɪɪǫᴀʟʙɪᴊᴀʙʏ
👍6😢2
eid mubarak dhalun yaro❤️🥀
Nin walbo haduu hal gabar
ku ekado waxa soo harayo
gabdho bdn oo nin la'aan

marka raga iney wax qiyanan
waloo bahan
farintan aan garsino dhaman hablaha😂💔😭🤦‍♂️
🤬19😁6🤮5👍1