Dawadii Qalbi jabay๐Ÿ’”๐Ÿฅบ
910 subscribers
42 photos
4 videos
2 links
Dแด€แด€แดกแด€แด…ษชษช วซแด€สŸแด˜ษช แดŠแด€ส™แด€ส๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ฅ
Download Telegram
" Waxaad ahaan doonta Dookhayga ugu Quruxda Badan uguna wanagsen Abid .....๐Ÿฅบ๐Ÿ’™๐Ÿคž๐Ÿคž๐Ÿคž๐Ÿคž
โค3๐Ÿ‘2
Waligaa
Qalbiyada gaajaysan
haka raadin Jaceyl
Maxaa yeelay haday dhargan
Way ku ilaawi donan
@Murti_Jaceylโœ๐Ÿป
โค9๐Ÿ‘2
Dadku waxey igu tilmaamaan inaa sixranahaรฟ sababtuna waa jaceylka aan adiga kuu qabo dartii hadaadan farxad isiin karinin๐Ÿ’”
Maxaa iigu beertay jaceylka๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช
๐Ÿ˜ข8
Kol haduu wanaaguba
Adi yahay wadkaagii
Ana waajibkaygiyo
Wadadayda waan gaaran
Waayahan is doorshana
Wakhti gaa badalin  uun๐Ÿ˜
๐Ÿ‘6โค3๐Ÿ‘Ž3
Miisanka edebtiyo ๐Ÿคดโค
Mamuuska dhaqankiyo ๐ŸŒท๐Ÿ‘‘
Murti io hanankiyo๐Ÿฅฐ๐Ÿซ€
Qurux manka qadiyo๐Ÿฅ€๐ŸŒ
waxa tahay musbaax dhabaโ™ฅ๏ธ
midigtadu wa guuulโ™ฅ๏ธ๐ŸŒน
Milgahagu wa sharaf๐Ÿ™โค๏ธ๐Ÿ”
๐Ÿ‘11โค4
Sabarka waa adigoo aamusan๐Ÿค
Qalpigane xanuun kadaremaayo๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช
๐Ÿ‘12๐Ÿ˜ข9โค3
Maalin maalmaha ka mid ah, waxaad is arki doontaa adigoo fulinaya riyadaadii aad waligaa rabtay Weligaa ha lumin rajo.๐Ÿ˜š
โค8๐Ÿ‘1
Forwarded from EraYo Qurux badan๐Ÿ‘Œ๐Ÿฅณ (Jihaan abdullahi)
๐Ÿ˜ข49๐Ÿ‘7
"Waqtiga qaar waa inaad ogataa in dadka
Qaar ay kusii nagaadi karaan
Qalbigaaga laakiin aysan ku sii jiri doonin
Noloshaada__๐Ÿ’”๐Ÿฅบ
โค25๐Ÿ‘2๐Ÿค”2
"Dhawaca Jaceyl Ee Aad iigu Reebtay
Waxaan Ku Qariyaa Dhoola Cadeyn
Been ah si Ay Dadku Umaleyan
Inaa Faraxsnaahy _๐Ÿฅบ
๐Ÿ‘15๐Ÿ˜ข10โค3
๐ŸŒปNaftaada qeymo uyeel ๐Ÿ’•

Farxadana adigu sameyso๐Ÿฅฐ๐Ÿ™Œ

Naftaada ayadaa kaga bahan inad

๐ŸŒผ boqorad ka dhigatoโค๏ธ

Haben wngsn allโค๏ธ๐Ÿ™Œ
โค24๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1
Waxaa tahay xor qofna haka
Ogalaanin inuu ku ciilo๐Ÿ˜ช
Qofna haka ogalaanin
Dadka kugu haree reysan
Hadey ku niyad jabiyaam๐Ÿ’”
Adkeyso waayo duruuftu
Maaha mid halmeel
Joogeysa๐Ÿ˜˜๐Ÿฅฐ
๐Ÿ‘16๐Ÿ”ฅ3โค2
Dแด€แด…แด‹แด€สษขษชษช แดแด€แด„sแด€สŸแด€แดแด๐Ÿ˜ญ๐Ÿ™Œ๐Ÿ˜‚
๐Ÿ˜ข13โค4๐Ÿ‘4๐Ÿคฎ2
Qofkad naafada kaa dhigey
Niyaddiyo quluubtana
Nabar io xanuun badan
Layskuma nab-nabo ee
Baro sida wax loo naco๐Ÿ‘Œ
๐Ÿ‘23๐Ÿ‘Ž1๐Ÿ˜1
Qof wax jeceli waa xoolo
Cawskiisu waa xiiso
Mana laha cid xiranayso


๐Ÿ˜†๐Ÿ˜‚
๐Ÿ˜22๐Ÿ‘14โค2
Iisoo Booqda Asxabey ๐Ÿ™
๐Ÿ‘6๐Ÿ‘Ž4๐Ÿฅฐ2
Ninkii 4 isku xaliN kaRaa LoGa Haraa Xilke MuXu NaSab Yahay 4 XaSLuhU๐Ÿ˜โœ๐Ÿป

KaftaN Weye Zxpyal๐Ÿ˜…๐Ÿ™Œ
๐Ÿ‘15๐Ÿ‘Ž1
The owner of this channel has been inactive for the last 18 months. If they remain inactive for the next 7 days, they may lose their account and admin rights in this channel. The contents of the channel will remain accessible for all users.