Ruux aan dugsanaayay๐ฅฒ
Dadka iiga dhex muuqday๐ช
Daryeel iidhameys tiray๐
Diiwaan kulahaa nolasha
Maxey duni Nakala heysay๐๐ช
#แด แดแดกแดแด ษชษชวซแดสสษชแดแดสส
Dadka iiga dhex muuqday๐ช
Daryeel iidhameys tiray๐
Diiwaan kulahaa nolasha
Maxey duni Nakala heysay๐๐ช
#แด แดแดกแดแด ษชษชวซแดสสษชแดแดสส
๐6๐ข2
Nin walbo haduu hal gabar
ku ekado waxa soo harayo
gabdho bdn oo nin la'aan
marka raga iney wax qiyanan
waloo bahan
farintan aan garsino dhaman hablaha๐๐๐ญ๐คฆโโ๏ธ
ku ekado waxa soo harayo
gabdho bdn oo nin la'aan
marka raga iney wax qiyanan
waloo bahan
farintan aan garsino dhaman hablaha๐๐๐ญ๐คฆโโ๏ธ
๐คฌ19๐6๐คฎ5๐1
Waxa aan ka baqaa inaa soo laabato xili aan quustay aan
Quustay jaceylkane aan nacay๐
Kadibna aad ijeclaato mar aan noqday qof qalpi adag๐๐ฅฒ
#แด แดแดกแดแด ษชษชวซแดสสษชแดแดสส๐๐ฅบ
Quustay jaceylkane aan nacay๐
Kadibna aad ijeclaato mar aan noqday qof qalpi adag๐๐ฅฒ
#แด แดแดกแดแด ษชษชวซแดสสษชแดแดสส๐๐ฅบ
โค7๐ข4๐3
Hadii qofka aad wada socotaan kugu dhaho waank tagayaa hadane
Uusan kaa tagin ogaw qofkaas waa qof ku jacel mana rabo in uu kaa tago balse waa qof dhibsaday ficilada qaar aad sameyneyso isku day qofka aad wada socotaan waxyaabaha awdhibsado inaa iska deyso๐๐
#dawadiiqalbijaby๐ฅบ๐

โค8
Waligaa
Qalbiyada gaajaysan
haka raadin Jaceyl
Maxaa yeelay haday dhargan
Way ku ilaawi donan
@Murti_Jaceylโ๐ป
Qalbiyada gaajaysan
haka raadin Jaceyl
Maxaa yeelay haday dhargan
Way ku ilaawi donan
@Murti_Jaceylโ๐ป
โค9๐2
Miisanka edebtiyo ๐คดโค
Mamuuska dhaqankiyo ๐ท๐
Murti io hanankiyo๐ฅฐ๐ซ
Qurux manka qadiyo๐ฅ๐
waxa tahay musbaax dhabaโฅ๏ธ
midigtadu wa guuulโฅ๏ธ๐น
Milgahagu wa sharaf๐โค๏ธ๐
Mamuuska dhaqankiyo ๐ท๐
Murti io hanankiyo๐ฅฐ๐ซ
Qurux manka qadiyo๐ฅ๐
waxa tahay musbaax dhabaโฅ๏ธ
midigtadu wa guuulโฅ๏ธ๐น
Milgahagu wa sharaf๐โค๏ธ๐
๐11โค4
Maalin maalmaha ka mid ah, waxaad is arki doontaa adigoo fulinaya riyadaadii aad waligaa rabtay Weligaa ha lumin rajo.๐
โค8๐1
https://api.whatsapp.com/send?phone=+252614484751&text=แฏแดแชแOแฐแดโฃ๏ธ
Dhalinyaro sida ogtihin mudaharad ayaka kacay talegarmka Marka hadad meshas iga soqabatan sharaf io karma idin hyaaaโ๐ค
Waku sogaa Zxp๐๐ฅบ
Dhalinyaro sida ogtihin mudaharad ayaka kacay talegarmka Marka hadad meshas iga soqabatan sharaf io karma idin hyaaaโ๐ค
Waku sogaa Zxp๐๐ฅบ
WhatsApp.com
Share on WhatsApp
WhatsApp Messenger: More than 2 billion people
in over 180 countries use WhatsApp to stay in touch with friends and
family, anytime and anywhere. WhatsApp is free and offers simple, secure,
reliable messaging and calling, availableโฆ
in over 180 countries use WhatsApp to stay in touch with friends and
family, anytime and anywhere. WhatsApp is free and offers simple, secure,
reliable messaging and calling, availableโฆ
๐5๐ฅฐ2
Dแดแด
แดแดสษขษชษช แดแดแดsแดสแดแดแด๐ญ๐๐
๐ข13โค4๐4๐คฎ2