Ka fogaansha aan kaa fogaaday kama kama dhax Lin farxad😍
Balse waxa aanka dhaxlay
Murugo iyo xanuun😰💔
@Dawadiiqalbijaby
Balse waxa aanka dhaxlay
Murugo iyo xanuun😰💔
@Dawadiiqalbijaby
👍8🥰1
Hᴀᴍᴘᴀʟʏᴏ ʀᴇᴇ ᴄᴀʙᴜᴅᴡᴀǫ Aʟʟᴀʜ ᴀʏᴀ ɴᴀsɪʙ ɴᴏsɪʏᴀʏ ɪɴᴀɴ sᴏ ǫᴀᴅɴᴏ ᴋᴏᴘᴋɪ ʟᴏǫᴀʙᴛʏ ɢᴏʙᴀʟᴀᴅᴀ ɢᴀʟᴍᴜᴅᴜɢ ʜᴀʟᴋᴀɴᴀ ᴡᴀxᴀɴ ʜᴀʙᴀʟʏᴏ ᴏɢᴀᴅɪʀʏᴀ ᴢxᴘᴋᴇɪ ᴍᴀʀɴᴀ ᴡʟʟᴋᴇɪ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴛᴛ ᴀʀʀᴀᴀ ᴏᴏ ᴋᴜ ɢᴜʟᴀʏsᴛᴀʏ ᴋᴀʙᴛᴀ ɢᴏʟᴅʜᴀʟɪɴᴛᴀ
ᴡxᴀɴ ɪʏᴀɢᴀɴᴀ ᴜ ʜᴀᴍᴘᴀʟʏᴇɴᴀʏᴀ ᴅʜᴇɢᴇɴᴀ ɴᴀʟᴀ ᴛᴀʀᴛᴀᴍᴀʏᴀʏ ᴇᴇ ᴅᴜsᴍᴀʀᴇʙ ᴡᴀxɴ ɪᴅɪɴ ʀᴀᴊᴇɴᴀʏᴀ ɢᴜʟᴏ ᴅᴀɴᴘᴇ
Sɪᴅᴀɴ ᴏɢɴᴀʜʏ ᴋᴜʙᴀᴅᴜ ᴡᴀ ᴄᴀᴅᴀɴ ɪᴏ ᴍᴀᴅᴏᴡ ᴡᴀ ɪɴᴀᴅ ʟᴀʙᴀᴅᴀʙᴀ ᴋᴜ ᴛᴀsʜᴀᴛᴏ
ᴍᴀʀᴋʟᴇ ʜᴀᴍᴘᴀʟʏᴏ ᴍᴀɢᴀʟᴀᴅᴀʏᴅᴀ ᴄᴀʙᴜᴅ ᴡᴀǫ🇱🇺❤️
ᴡxᴀɴ ɪʏᴀɢᴀɴᴀ ᴜ ʜᴀᴍᴘᴀʟʏᴇɴᴀʏᴀ ᴅʜᴇɢᴇɴᴀ ɴᴀʟᴀ ᴛᴀʀᴛᴀᴍᴀʏᴀʏ ᴇᴇ ᴅᴜsᴍᴀʀᴇʙ ᴡᴀxɴ ɪᴅɪɴ ʀᴀᴊᴇɴᴀʏᴀ ɢᴜʟᴏ ᴅᴀɴᴘᴇ
Sɪᴅᴀɴ ᴏɢɴᴀʜʏ ᴋᴜʙᴀᴅᴜ ᴡᴀ ᴄᴀᴅᴀɴ ɪᴏ ᴍᴀᴅᴏᴡ ᴡᴀ ɪɴᴀᴅ ʟᴀʙᴀᴅᴀʙᴀ ᴋᴜ ᴛᴀsʜᴀᴛᴏ
ᴍᴀʀᴋʟᴇ ʜᴀᴍᴘᴀʟʏᴏ ᴍᴀɢᴀʟᴀᴅᴀʏᴅᴀ ᴄᴀʙᴜᴅ ᴡᴀǫ🇱🇺❤️
Irbada lagu mudo halbawle
Intaanay aroorin jiidhka
Xanuunka waxaa ogaada
Diirkani sare ee maqaarka. 🥹😢
#dawadiiqalbijaby💔🥺
Intaanay aroorin jiidhka
Xanuunka waxaa ogaada
Diirkani sare ee maqaarka. 🥹😢
#dawadiiqalbijaby💔🥺
🔥4❤1👍1
Haddii aadan ku faraxsanayn xaalada aad ku sugantahay; dhib malahan! ku samee Nafsadaada ISBEDEL..DHAQAAQ! adigu ma tihid GEED meel ku baxay!🙂
❤3
Ruux aan dugsanaayay🥲
Dadka iiga dhex muuqday😪
Daryeel iidhameys tiray💔
Diiwaan kulahaa nolasha
Maxey duni Nakala heysay💔😪
#ᴅᴀᴡᴀᴅɪɪǫᴀʟʙɪᴊᴀʙʏ
Dadka iiga dhex muuqday😪
Daryeel iidhameys tiray💔
Diiwaan kulahaa nolasha
Maxey duni Nakala heysay💔😪
#ᴅᴀᴡᴀᴅɪɪǫᴀʟʙɪᴊᴀʙʏ
👍6😢2
Nin walbo haduu hal gabar
ku ekado waxa soo harayo
gabdho bdn oo nin la'aan
marka raga iney wax qiyanan
waloo bahan
farintan aan garsino dhaman hablaha😂💔😭🤦♂️
ku ekado waxa soo harayo
gabdho bdn oo nin la'aan
marka raga iney wax qiyanan
waloo bahan
farintan aan garsino dhaman hablaha😂💔😭🤦♂️
🤬19😁6🤮5👍1
Waxa aan ka baqaa inaa soo laabato xili aan quustay aan
Quustay jaceylkane aan nacay💔
Kadibna aad ijeclaato mar aan noqday qof qalpi adag💔🥲
#ᴅᴀᴡᴀᴅɪɪǫᴀʟʙɪᴊᴀʙʏ💔🥺
Quustay jaceylkane aan nacay💔
Kadibna aad ijeclaato mar aan noqday qof qalpi adag💔🥲
#ᴅᴀᴡᴀᴅɪɪǫᴀʟʙɪᴊᴀʙʏ💔🥺
❤7😢4👍3
Hadii qofka aad wada socotaan kugu dhaho waank tagayaa hadane
Uusan kaa tagin ogaw qofkaas waa qof ku jacel mana rabo in uu kaa tago balse waa qof dhibsaday ficilada qaar aad sameyneyso isku day qofka aad wada socotaan waxyaabaha awdhibsado inaa iska deyso😘😚
#dawadiiqalbijaby🥺💔

❤8
Waligaa
Qalbiyada gaajaysan
haka raadin Jaceyl
Maxaa yeelay haday dhargan
Way ku ilaawi donan
@Murti_Jaceyl✍🏻
Qalbiyada gaajaysan
haka raadin Jaceyl
Maxaa yeelay haday dhargan
Way ku ilaawi donan
@Murti_Jaceyl✍🏻
❤9👍2