Dawadii Qalbi jabay💔🥺
910 subscribers
42 photos
4 videos
2 links
Dᴀᴀᴡᴀᴅɪɪ ǫᴀʟᴘɪ ᴊᴀʙᴀʏ🥺😥
Download Telegram
Waxkasta oo qalbiyadeena ku jira lamasoo bandhigi karo waxaa jira wax dhasha oo dhinta oon la shaacin..😥💔

#@Dawadii Qalbi Jabay💔🥺
1👍1
Sheeg AIihii lahaa naxariista
caamka ah ee ixsaankiisu
badnaa una naxriistay gaal iyo
aduunka dhaxdiisa
muslimba
waa kuma?

@Dawadii qalbi jabay💔🥺
6👍2
gabadhu waxay jeceshahay nin timaheda ku ciyara ee ma jecla nin qalbigeda ku ciyara


@Dawadii qalbi jabay💔🥺
4👏1
Yaa dhahay Afsoomaaligu Wuu fududyahay😆
Car buuxi meeshan banaan kuna buuxi Haa/ maya uun 😜

Daanyeer maa tahay_Dameer Ayaan Ahay😂

only ku buuxi Haa/ Maya😮👍
👍2
Subax waliba oo cusub waad badali kartaa fikradda aad ka lahayd shalayto, maanta waa maalin cusub waxaad gaari kartaa guul hadii aad shalay qasaartay maanta waad ka faa'daysan kartaa isku day inaad aad kacdo xilli hore waayo waa wasiilada iyo wadada ugu fudud ee aad ku gaari kartid guusha.


@Dawadii Qalbi jabay..💔🥺
wiilow haduu gabar gaaban damac kaa galo waligaa ha sii dayn dumar bay xeelad dheer tahee👌👌

Laysku arag abaay gaabeey,😁😘 inkastoo dharku warid kaa rabo,🙊😁😂😄

@Dawadii qalbi jabay💔🥺
3
Wax kasta oo hareerahaaga ku wareegsan way isbedeli doonaan sanad gu dihiis,, marka laga reebo qalbiga hooyadaa...❤️👏

╭┈───────────
╰┈➤ #Dawadii qalbi jabay💔🥺
🔥3
Hala yaabin Qof aad jeceshahay oo Qof kale kaa jeclaaday, maxaa yeelay Daanyeerkuba 🙈 lagama dhaadhicin karo in Malabku 🍯 uu ka macaan badan yahay Mooska 🍌 .
Daanyeerkeyga😂🥺❤️

@Dawadii qalbi jabay💔🥺
2😁1
Waxa uu u sheegay in geerida kaliya ay  kala fogayn doonto, nolosha, balse si lama filaan ah ayey 
gabadh ka qurux badan.u timid ..😁😂💔😰🙈

@Dawadii qalbi jaby💔🥺
👍4
Guushu ma aha furaha farxada, balse farxada ayaa furaha guusha ah, hadii aadse jeclaato waxa aad qabaneysid waxad noqon mid guuleysta

@Dawadiiqalbijaby💔🥺
1👍1
Hadii 5 ilbirigsi 00
dholacadeyntada ka mida ay
sameeyn karaan sawir aad
u qurux badan Hadaba bal
qiyaas hadii aad joogteyso
dholacadeyntaas, qurux ceynkee
bey noloshaadu ahaan doontaa😁❤️

@Dawadiiqalbijaby💔🥺
👍1
Noloshu aad beyu gaaban
tahay Dooda iyo dagaalkuba ma
aha kuwa haboon. Bal xisaabi
nimcooyinka aad hèysato iyo
qiimaha saxiibadaa ee had iyo
jeer garabkaga taagan Horeu
sOco adigoo sareeya qof walbane
tus dhoola cadeyntaada😍😁

@Dawadiiqalbijabay💔🥺
👍2
ᴀᴅɪɢᴏᴏ ɴᴏǫᴏɴ ᴋᴀʀᴀ ᴄᴀғɪs ʙᴀᴅᴀɴᴇ ᴋᴜ ᴄᴀᴀɴ ʙᴀxᴀʏ ғᴀʀxᴀᴅ😄
ʜᴀ ɴᴏǫᴏɴ ᴄɪɪʟ ʙᴀᴅᴀɴᴇ ᴋᴜ ᴄᴀᴀɴ ʙᴀxᴀʏ ᴄᴜǫᴅᴀᴅ.😏

#Dawadii.qalbijaby
Waxaan mar walbaa ku fikir jiray in qofku uu farxad la kulmi karo nolosha hal mar oo kaliya, laakin adiga kadib waxaan ogaaday in farxaddu ay tahay daqiiqad kasta iyo ilbiriqsi kastaa.


#Dawadiiqalbijaby..💔🥺
👍3
Dhab jacaylkii lagu dhaqo
Laga ilaasho dhalanteed
Labaduu dhex yaalaa
Dharaar ay ciroobaan
Shaw kama dhamaadoo
Gabowgay is dhowrtaan.....❤️
Jᴀᴄᴀʏʟ ɪʏᴏ ᴄɪsʜǫɪ ᴡᴀᴀʀᴀʏ ♥️🥺

@Dawadiiqalbijaby🥺💔
Ma imaan karoh sacadan  agtada si aan
Kugu sheego wax badan qalbigeyga ku
Jira blse ugu yaran waxa u qalbigeyga Jecleystay in erayadan ku dhaho waan
Ku jeclahay waana kuu xiisay
🥰🥹

@Dawadii.qalbi-jaby.
3👍1
Runta ayaa ah in aad adiga tahay qofka aan sida dhabta ah ugu xiisey mararka qaar waxan arkaa anigoo meel cidlo ah fadhiyo halka qalbigeygu u xagaaga ku maqanyahay🥹❤️

@Dawadiiqalbijaby💔🥺
4👍2
Waan ogaa inaa i cidleyn doonto
Balse i aamin kedis ayaad iiga dhigtay🥹❤️

@Dawadiiqalbijaby💔🥺