Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid ๐๐ฆ)
ูุงู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
:
ุฃูุซุฑูุง ู ู ุงูุตูุงุฉ ุนููู ูููุฉ ุงูุฌู ุนุฉ ูููู ุงูุฌู ุนุฉ ูุฅู ุตูุงุชูู ู ุนุฑูุถุฉ ุนููู.
ุญุฏูุซ ุตุญูุญ
Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.
ุงูููู ุตู ูุณูู ุนูู ูุจููุง ู ุญู ุฏ๐ฅฐโค๏ธ
@hogaan_Dumar ๐ฆ

๏ดฟุฅูู ุงููู ูู
ูุงุฆูุชู ูุตูููู ุนูู ุงููููุจูููู ูุง ุฃููุง ุงูุฐูู ุขูู
ููููุง ุตููููุงุนููู ููุณูููู
ููุง ุชูุณููููู
ูุง๏ดพ
ุงูููู ุตูู ูุณููู ุนูู ูุจูููุง ู ุญู ุฏโค๏ธ
@hogaan_Dumar

Meel walba oo aad Allah ku caabudo way kugu markhaati furi, meel walba oo aad Alle ku caasiso way kugu markhaati furi hadaba markhaatiyada badso meel walba oo aad tagto rakcad ku tuko, meel walba aad booqato sadaqo bixi haba yaraatee ogowna hadalka wanaagsan iyo dhoolacadaynta waa sadaqo lacag keliya waajib maaha is caawinta xitaa waa sadaqo, dhulkan caro keliya maaha ee waa markhaati kaaga markhaati kici doona maxkammada ugu cadaalada badan oo Allah agtiisa ah.
๐
๐
Forwarded from Hogaan Bulsho
-ุบุฏุงู ุตููุงู
ู ููู
ุงูุฃุซููู ๐ฟ-
ูุงู ๏ทบ | ู ู ุตุงู ููู ูุง ูู ุณุจููู ุงูููู ุ
ุจุงุนุฏู ุงูููู ูุฌูููู ุนู ุงููููุงุฑู ุณุจุนููู ุฎุฑูููุง.
- ุฑูุงู ู ุณูููู .
ุฅู ูู ุชูู ุตุงุฆู ูุง.. ูู ููู ูุบูุฑู ู ูุฐููุฑูุง โค
Soon berri oo isniin kana mid noqo kuwa nooleeya sunadi nebiga ๏ทบโค๏ธ

ยซ ููุจูู ู
ููุซู ู
ุน ุงููุฑุขู
ุฃุซู ู ู ุง ุญุฒุช ุนููู ูู ูุฐู ุงูุญูุงุฉยป.

"ุงูููู
ูุง ุชุฏุน ูู ุฃู
ุฑูุง ุฅูุง ููุณุฑุชู ููุง ุญูู
ูุง ุฅูุง ูุญููุชู ููุง ุฃู
ููุฉ ุฅูุง ูุฃุณุนุฏุชูู ุจุงูุนูุด ูู ุฌู
ุงู ูุงูุนูุง ููุง ุฏุนุงุก ุฅูุง ูุงุซูุฌุช ููุจู ุจูุจููู."
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid ๐๐ฆ)
๐๐จ๐ซ๐ฆ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ญ๐จ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
โ Tani waa fariin balse waa haddiyad aan udirayo dhaman dhalinyaradeena soomaliyeed ragg iyo dumarba .
โ ogsoonoow internetka iyo baraha bulshadi sida google , Telegram, facebook ,tiktok ,twitter iyo wixii lamid ah dhamaantooda waa sidii badweeyn gunteeduna eey dheertahay badaasi waxey kulmisay wanaag iyo xuman ba.
โฐWaxeey leedahay kheyr aad uxeeldheer iyo xumaan sidii hirarka kuu halaageyso oo lagu qarqamayo waa bad dhexdeeda ay ku halaagsameen Halyeedadii ugu akhlaaqda wanaagsanaa bulshadeena si gaar ahna dhalinyaradeena ragg iyo dumarba.
โ Waa badweeyn kulmisay dhalinyaradeena iyo waayeelka qaar kamid ahba badaasi waxey liqday dhexdeedana ku halabaay xishoodkii hablaheena qaar kamid ah iyo qiiradii raggeena qaar kamid ah.
โ badaasi waxey ahalaagtay khalqi aad ubadan iska jir oo ka digtoonoow inaad quusto badaas adigana.
โ Ahaw sida shinida oo kale oo hadul istaagin ilaa bogaga ama kanalada (ciwaanada) wanaagsan mooyee iyo meelaha kheyrku yaalo hana faafin ilaa waxaad hubtid wanagiisa mooyeeโก๏ธ.
โ social mediaha waa sidii suuq aad uweyn oo kale cidwalibana waxbeey iibkeensaneysaa hadii aad aado suuqaasi haka iibsan illaa wax ku anfacayo mooyee hana iibiin ilaa wax aad ka faaideyso mooyeeโก๏ธ.
๐ Iskana jir oo ha taageerin xumaan iyo wax alle cara gelinya oo taageer wanaaga iyo kheyrkaโก๏ธ.
๐ ugu danbeyntii hadii ay dhacdo inaa badweyntaas dabaal u aadeyso ka digtoonoow muujadaha iyo moolalka aad udheer oo aad ku halaagsameysid walalaha kalana uga dig oo sii faafi qormadaโก๏ธ
๐ช/๐ค ๐ก๐ถ๐บ๐ฐ๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ
https://t.me/hogaan_Dumar

ุชุฐููุฑ ู
ูุนุฏ ุตูุงู
ุงูุงูุงู
ุงูุจูุถ :
ูุดูุฑ ุฑุจูุน ุงูุงูู ูุจุฏุฃ ุจุฅุฐู ุงููู :
ุงูุงุซููู /13๐
ุงูุซูุขุซุขุก /14๐
ุงูุงุฑุจุนุงุก /15๐
ุงูุฎู ูุณ ุชุฑูุน ููู ุงูุงุนู ุงู
ุฅู ุงุณุชุทุนุช ููู ู ุน ููุงูู ุงูุตุงุฆู ูู ูุฅู ูู ุชุณุชุทุน ูุฐูุฑ
ููุง ุชุนูู ู ู ุณูุตูู ุจุณุจุจ ุชุฐููุฑู

ููููู ุชุนุงูู (ูุฅููุง ูุง ุชุนู
ู ุงูุฃุจุตุงุฑ ูููู ุชุนู
ู ุงููููุจ ุงูุชู ูู ุงูุตุฏูุฑ)
Indha Beelka Dhabta kan arag mahn Ee indha Beelka dhabta waa kan Quluubta ku Sugan .
Dadka waxaa laga yaaba in ay is dhahaan qalbiga ma wax baa laga arkaa balse cilmiga caafimaad ayaa mar dhow soo ikhtiraacay in qalbiga leeyahay unugyo ama cells sida maskaxda oo kale ah brain like cells loo yaqaana taasna waxa ay noo cadaynaysa in qalbiga sida maskaxda wax xifdiyo waxna xasuusto
Ilaahoow run badane ayaa tahay anaga un bilaa cilmi ah adigaa fataax ah noo furfur

ูุงู ุฑุณูู ุงููู ๏ทบ( ุณุจู ุงูู
ูุฑุฏูู )
ูุงููุง : ูู ุง ุงูู ูุฑุฏูู ูุง ุฑุณูู ุงููู ุ
ูุงู : ุงูุฐุงูุฑูู ุงููู ูุซูุฑุง ูุงูุฐุงูุฑุงุช
โข ุณุจุญุงู ุงููู.
โข ุงูุญู ุฏููู.
โข ูุง ุงูู ุงูุง ุงููู.
โข ุงููู ุฃูุจูุฑ.
โข ุฃุณุชุบูููุฑุงููู.
โข ูุงุญูู ููุง ููุฉ ุงูุง ุจุงููู.
โข ุณูุจุญุงู ุงููู ูุจุญู ุฏู.
โขุณุจุญุงู ุงููู ุงูุนุธูู

ุงูููู
ุงุบูุฑูู ู ุงุตููุญูู ูุงูุฏูู ูุฑูุฏููู ุฅููู ุฑุฏูุง ุฌู
ููุงู.
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
ุฌู
ุนุฉ ู
ุจุงุฑูุฉุ ูุง ุชูุณู
ูก_ ูุฑุงุกุฉ ูู ุณูุฑุฉ ุงูููู.
ูข_ ุงูุตูุงุฉ ุนูู ุงูุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
ูฃ_ ุงูุฏุนุงุก ูู ุงุกุฎุฑ ุณุงุนุงุช ู ู ููู ุงูุฌู ุนุฉ.
Jumca mubarakโค๏ธ , ha hilmaamina
1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.๐น
https://t.me/hogaan_Dumar ๐ผ๐๐๐น๐ป๐โจ๐
ูก_ ูุฑุงุกุฉ ูู ุณูุฑุฉ ุงูููู.
ูข_ ุงูุตูุงุฉ ุนูู ุงูุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
ูฃ_ ุงูุฏุนุงุก ูู ุงุกุฎุฑ ุณุงุนุงุช ู ู ููู ุงูุฌู ุนุฉ.
Jumca mubarakโค๏ธ , ha hilmaamina
1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.๐น
https://t.me/hogaan_Dumar ๐ผ๐๐๐น๐ป๐โจ๐
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid ๐๐ฆ)
ูุงู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
:
ุฃูุซุฑูุง ู ู ุงูุตูุงุฉ ุนููู ูููุฉ ุงูุฌู ุนุฉ ูููู ุงูุฌู ุนุฉ ูุฅู ุตูุงุชูู ู ุนุฑูุถุฉ ุนููู.
ุญุฏูุซ ุตุญูุญ
Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.
ุงูููู ุตู ูุณูู ุนูู ูุจููุง ู ุญู ุฏ๐ฅฐโค๏ธ
@hogaan_Dumar ๐ฆ
ุฃูุซุฑูุง ู ู ุงูุตูุงุฉ ุนููู ูููุฉ ุงูุฌู ุนุฉ ูููู ุงูุฌู ุนุฉ ูุฅู ุตูุงุชูู ู ุนุฑูุถุฉ ุนููู.
ุญุฏูุซ ุตุญูุญ
Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.
ุงูููู ุตู ูุณูู ุนูู ูุจููุง ู ุญู ุฏ๐ฅฐโค๏ธ
@hogaan_Dumar ๐ฆ
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid ๐๐ฆ)
๏ดฟุฅูู ุงููู ูู
ูุงุฆูุชู ูุตูููู ุนูู ุงููููุจูููู ูุง ุฃููุง ุงูุฐูู ุขูู
ููููุง ุตููููุงุนููู ููุณูููู
ููุง ุชูุณููููู
ูุง๏ดพ
ุงูููู ุตูู ูุณููู ุนูู ูุจูููุง ู ุญู ุฏโค๏ธ
@hogaan_Dumar
ุงูููู ุตูู ูุณููู ุนูู ูุจูููุง ู ุญู ุฏโค๏ธ
@hogaan_Dumar
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Sheikh mustafaโ
โค๏ธ๐ฅฐ
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid ๐๐ฆ)
๐๐ฌ๐ฅ๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐๐ซ๐๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐๐โค๏ธ๐
๐1.Xaramka qofkii ugu horeeyay ee daga waxay ahayd haweenay #Haajara ayayna ahayd.
๐2. ILaahay wuxuu soo dajiyay suurad la dhaho ุณูุฑุฉ ุงููุณุงุก oo ka mid ah suuradaha ugu dheer Quraanka.
๐3.Qofkii ugu horeeyay iLaahay Dartiis u daadiya dhiigiisa waxay ahayd haweeneey #Umu_Camaar_Aala_Yaasir.
๐4.Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya Rasuulka ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู waxay ahayd dumar hooyo #Khadija_Bintu_Khuwaylad.
๐5.Nebiga ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู wuxuu dhahay qofka sadex gabar barbaariya, akhlaaqdooda iyo diintooda ku dadaala wuxuu Rabbi ka xureeyaa Naarta markasay saaxaabadi dhaheen Rasuul Allow labo gabarna, wuxuuna yiri Rasuulku xitaa labo gabar qofka diinta ku barbaariya.
๐
๐Dunidoo hagagtay waa dumarkoo hagaagay Ragga waxa sosaara Dumarka hadii aad dooneesan Rijaal waaweyn oo Qiima leh kudadaala Dumarka oo iyaga bara diintu waxey tahay.
๐
Walaashey qaaliyeey Waxaa kutahay daaciyad Akhlaaqdaada wanaagsan Xijaabkada sharcigaa Hadal wanaagaada dhaqankaadu siduuyahay.
๐
Hasahlan doorkaada dacwada kuna dadaal inaa noqoto daaciyad mida ugu kheyrkabadan insha allaah
waa dhanbaal kusocda gabarkastoo โฅ