Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Channel created
Sponsored

Barnaamijkaan waxaa sponsored gareeyay dugsiiye oo ah madal AI Engineering si online ah looga barto, booqo wixii dheeraad ah: https://www.dugsiiye.com/
❤4
Team-ka Support idin kala shaqeyn doonta ee idin caawin doonta:

Maryama: https://github.com/maryan-dev
Amixiid: https://github.com/amixiid
Yasir: https://github.com/sirrryasir

Cilad hadee idin qabsato soo geliya group-ka discussion-ka sido kalena 3-daan qof DM ama luuqa u gala qofka markaas available ah si la idin caawiyo.
❤6
First Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 0 – The Version Control Era:
https://youtu.be/pz4Wk7xMm9c

Lesson 1 – Introduction to Git & GitHub
https://youtu.be/3j9dG3NN_YI

Sida Git Loogu shubto Computer-ka loona sameysto GitHub account:
https://youtu.be/Mwx2fKTzRBk
❤20🔥6
Bootcamps-ka Goobo Labs waxay baxaan 9pm ama 21:00 EAT (Somalia TIme), markaa habeen dambe diyaar garooba saacadaas.
Team-ka Support idin kala shaqeyn doonta ee idin caawin doonta:

Maryama: https://github.com/maryan-dev
Amixiid: https://github.com/amixiid
Yasir: https://github.com/sirrryasir

Cilad hadee idin qabsato soo geliya group-ka discussion-ka sido kalena 3-daan qof DM ama luuqa u gala qofka markaas available ah si la idin caawiyo.
Zoom waxoodo foodo waaye, labadii xiisad Sawirka Sharafdin u saaran uu raacshe iyadoo la xere. i hope inaad si fiican u arki kartaan point-ga.
Second Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 2 – Git Basics:
https://youtu.be/GKEBgPhX0T0

Lesson 2 – Git Basics Practice

https://youtu.be/9thohlH9Hj0
❤3
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Fadlan dhageyso codkaan.
🫡3👍2