Git & GitHub Bootcamp
944 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Waxaan Muddo Sanad ah ku Qabannay 5 Bootcamp

YouTube:
https://youtu.be/28-3Lqi-u0c

Linkedin:
https://lnkd.in/p/eHD9HJ3Q

Tiktok:
https://vt.tiktok.com/ZSVSscvJT/

Fadlan Comment ka muuqda waa bootcamps kiina, like-na saara si uu meel dheer u gaaro.
❀19
Asc team, berito 12pm ayuu ku egyhy final project, haddii la dhaafo lama aqbali doono.

Thanks
❀7
Fursad shaqo full time ah:

Qof editor oo top ah ma idinku jiraa ?

1. Qof waqti full time haaya.
2. Xirfadiisa editing sareysa.
3. Laptop fiican heysta.

Full time shaqo jaanis ah ayaan u hayaa ha iso qabto.

@thesharafdin
❀5
Qof jaamacada hormuud data science ama ai ka dhigta ma idinku jiraa ?
Ustaad cumar ayaa 2-da bisha septemper ku casuuman π“π¨πππ¨π›πšπšππ€πš π“πšπ›πšπ›πšπ«π€πš 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 (𝐍𝐓𝐖) ee ay qabaneyso jaamacadda hormuud.

Iska diiwaan geli session-ka ustaadka oo ka faaideyso: https://www.ntw.hu.edu.so/trainings/6a8a948cc9207a5eff81acc3
❀17😍4
Session kaan yaan laga maqnaan.

Career kaaga sidee u dooran xiligaan AI: πŸ”₯πŸ”₯
https://www.facebook.com/share/p/1HZs9djtoy/
Waa tee xirfadaha aad isleedahay mustaqbalka ifaaya ayee leyihiin?
AI will definitely shape how we work today.

It will not replace us but it will replace some tasks and it will reshape some jobs.

https://www.facebook.com/share/p/1JZwVzwAPA/
Bootcamp-kaan ma sugoosaan horta ???
πŸ‘13πŸ”₯6❀2πŸ—Ώ2
Taladaan qofwalba Computer barta u baahan haka faideysto:
https://www.facebook.com/share/p/1GiChYoArL/
❀2
Asc team.

Goordhow waxaan soo wadnaa isbadalo badan aan si guud ku sameyneeno goobolabs.

Rebranding ayaan sameyneenaa hadee noqon laheyd magaca, colors-ka, logo-da IWM.

Programs cusub oo mentorship ah ayaan bilaabaynaa iyo bootcamp cusub oo hot ah.

Services cusub oo ML iyo Data solutions ayaan bilaabaynaa iyo internships oo ardayda aan siinayno.

Ma jiraa waxaad jeclaan laheyd inaad goobolabs ku aragto inala wadaaga fadlan.

Goobolabs team.
πŸ”₯11