Cawa waaa cawadiina team proud night-kiina haka maqnaanina marka aan soo wada xaadirno I.a
❤1
Asc team aqbaar.
Mala xasuustaa in sabtida 12pm uu last yahay final project?
Dhamaadka inaad harto waa culees ee final project-gaas iska soo xalsha. Insha'Allah.
Mala xasuustaa in sabtida 12pm uu last yahay final project?
Dhamaadka inaad harto waa culees ee final project-gaas iska soo xalsha. Insha'Allah.
🔥3❤2
Waxaan Muddo Sanad ah ku Qabannay 5 Bootcamp
YouTube:
https://youtu.be/28-3Lqi-u0c
Linkedin:
https://lnkd.in/p/eHD9HJ3Q
Tiktok:
https://vt.tiktok.com/ZSVSscvJT/
Fadlan Comment ka muuqda waa bootcamps kiina, like-na saara si uu meel dheer u gaaro.
YouTube:
https://youtu.be/28-3Lqi-u0c
Linkedin:
https://lnkd.in/p/eHD9HJ3Q
Tiktok:
https://vt.tiktok.com/ZSVSscvJT/
Fadlan Comment ka muuqda waa bootcamps kiina, like-na saara si uu meel dheer u gaaro.
❤18
Asc team, berito 12pm ayuu ku egyhy final project, haddii la dhaafo lama aqbali doono.
Thanks
Thanks
❤7
Fursad shaqo full time ah:
Qof editor oo top ah ma idinku jiraa ?
1. Qof waqti full time haaya.
2. Xirfadiisa editing sareysa.
3. Laptop fiican heysta.
Full time shaqo jaanis ah ayaan u hayaa ha iso qabto.
@thesharafdin
Qof editor oo top ah ma idinku jiraa ?
1. Qof waqti full time haaya.
2. Xirfadiisa editing sareysa.
3. Laptop fiican heysta.
Full time shaqo jaanis ah ayaan u hayaa ha iso qabto.
@thesharafdin
❤5
Git & GitHub Bootcamp
Fursad shaqo full time ah: Qof editor oo top ah ma idinku jiraa ? 1. Qof waqti full time haaya. 2. Xirfadiisa editing sareysa. 3. Laptop fiican heysta. Full time shaqo jaanis ah ayaan u hayaa ha iso qabto. @thesharafdin
Haddii 3 daas aad soo buuxin karin fadlan ha isoo qaban. 🤦🏿
❤2
Qof jaamacada hormuud data science ama ai ka dhigta ma idinku jiraa ?
waxaan rabay in reviews aad ka bixisaan webiste-kaan qof walba waxa uu dugsiiye ka xusi karo linkiga, ka muuqda aqyaarta dhamantiina review-giina waa inuu muhiim
https://qiimale.com/places/dugsiiye
mahadsanidin.
https://qiimale.com/places/dugsiiye
mahadsanidin.
Qiimale
Dugsiiye — Qiimayn Qiimale
Dugsiiye is the Somali-language school that takes you from your first HTML tag to shipped AI apps. 7,000+ students learn in the language they think in, with live mentorship every week and a curriculum built around the AI tools the industry hires for.
Ustaad cumar ayaa 2-da bisha septemper ku casuuman 𝐓𝐨𝐝𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 (𝐍𝐓𝐖) ee ay qabaneyso jaamacadda hormuud.
Iska diiwaan geli session-ka ustaadka oo ka faaideyso: https://www.ntw.hu.edu.so/trainings/6a8a948cc9207a5eff81acc3
Iska diiwaan geli session-ka ustaadka oo ka faaideyso: https://www.ntw.hu.edu.so/trainings/6a8a948cc9207a5eff81acc3
❤17😍4
Session kaan yaan laga maqnaan.
Career kaaga sidee u dooran xiligaan AI: 🔥🔥
https://www.facebook.com/share/p/1HZs9djtoy/
Career kaaga sidee u dooran xiligaan AI: 🔥🔥
https://www.facebook.com/share/p/1HZs9djtoy/
Doodaan sideed u aragtaan ?
https://www.facebook.com/share/p/1ESunWrTot
https://www.facebook.com/share/p/1ESunWrTot
Git & GitHub Bootcamp
Doodaan sideed u aragtaan ? https://www.facebook.com/share/p/1ESunWrTot
Haddii aad dib u bilaabi laheyd jaamacad maxaad sameyn laheyd ?
AI will definitely shape how we work today.
It will not replace us but it will replace some tasks and it will reshape some jobs.
https://www.facebook.com/share/p/1JZwVzwAPA/
It will not replace us but it will replace some tasks and it will reshape some jobs.
https://www.facebook.com/share/p/1JZwVzwAPA/