Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Shahaadada maka dhacnaa mise xal idin raadinaa ? Xalkaasna diyaar u tihiin siduu u adkaadaba ?
Bishaan bilaabatay wax bootcamp ah ma jiro, si aad NLP ugu diyaar garowdo course kaan meel iska saara.
Seventh Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 9 – GitHub Actions Introduction:
https://youtu.be/k8LTAgDWWS8

Assignment: GitHub Actions:
https://github.com/goobolabs/git-github-bootcamp/blob/main/assignments/assignment-2.md
❤4
Laba sabab darteed assignment-gaaga in la aqbalin ayee keeni karaan.

1. Inaad assignment 2 si fiican u akhrin, video kama aynaan duubin just waa qormo, si fiican u akhri waa simple.

2. Inaad dhaafto waqtiga loogu talo galay, marnaba lama aqbali doono hadduu dhaafo 12pm ee maalinta talaadada.

Mahadsanid.
❤13
Please 200 gaarsiiya.

6 bilood oo sponsorship ayee ina siin.
❤7🔥1
❤16👍6
Sidaad aragtaan youtube algorithm ayaa nala shaqeeyay oo 84.3% isaga ayaa tusay, sababtana waa likes iyo comments.
❤6👍1
Like ta aad saarteen baa kicisay, keep liking.
❤7
Masha'Allah Maclimiin baad noqoteen, intaas PR waan aqbalnay waliba inagoo video idin raacin.
❤14
Is Adkeeya ✊🏿
❤10
Dhawaanahaan oraah noocaan oo kale ma arag:

"Xilligaan garaad gacmeedku (AI) jahligu waa dooq"
❤7🔥3
Maxay la micno tahay ayee idinla tahay ?
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Assignments-ka waa public, cidna favor uma sameyn karno.