Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Sixth Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 8 (Practice) – Contributing to Big Open Sources:
https://youtu.be/tkVv-jjz9kc
❤6
Waxaan idiin wadnaa war farxad u ah qaar badan, halka uu murugo u noqon karo qaar kale.

Goobo Labs ahaan waxaan go'aansannay oo si rasmi ah u qorsheynnay inaan qabanno laba bootcamp oo kala ah:

- NLP for Machine Learning Bootcamp
- Applied Statistics and Probability for Data Science Bootcamp

Dad badan ayaa naga codsaday inaan qabanno Data Analysis Bootcamp, waana ognahay baahida weyn ee loo qabo. Si kastaba ha ahaatee, falsafadda Goobo Labs waa inaan mudnaanta siino bootcamp-yada aan aaminsanahay inay bulshada u yeelanayaan saameynta ugu weyn mustaqbalka.

Ma sheegi karno hadda inaan mustaqbalka qaban doonno Data Analysis Bootcamp iyo in kale. Laakiin xilligan waxaan u aragnaa in labada xirfadood ee aan doorannay ay yihiin kuwa ugu muhiimsan, isla markaana leh baahi sii kordheysa sanadaha soo socda.

Waan ka xunnahay qof kasta oo sugayay Data Analysis Bootcamp. Nasiib darro, sanadkan waxaan awoodnaa inaan qabanno laba bootcamp oo keliya. Sidaas darteed waxaan doorbidnay inaan xoogga saarno xirfadaha aan u aragno inay bulshada siinayaan faa'iidada ugu badan.

Goobo Labs
❤25👍4
*Ka faa'iidaysta Podcast-kan, waxaa marti ku ah Ustaad Xamuuda.*

Waxa si qoto dheer loogu falanqeeyay Computer Science, Software Engineering, Cyber Security, DevOps, Artificial Intelligence, iyo xirfadaha looga baahan yahay Software Engineer-ka casriga ah. Waxaa kale oo laga hadlay Machine Learning, LLMs, AI Agents, Vibe Coding, iyo qalabka ay maanta adeegsadaan Developers-ku.

https://www.youtube.com/watch?v=XD4LwKxy_5k
❤30
Maxay tahay dagaalkaan aad ku qaadeen GitHub Open Source-keeda 😂

Hambalyo Team-ka Contribute ku sameeyay i hope in la idin aqbalo. ❤️
❤12🔥4
Sabtida diyaar maloo yahay github actions ? CI/CD iyo Assignment cusub 👊🏿
👍13
Can you believe 300 followers ayaan xidhnay on GitHub.

https://github.com/goobolabs
❤22
Git & GitHub Bootcamp
Can you believe 300 followers ayaan xidhnay on GitHub. https://github.com/goobolabs
This is awesome, thanks team. Subscribe sidan ayaan idinkaga qabnaa ✌🏿
❤10
Caawa waxaan kulan macsalaameyn u qaban rabnaa ardaydiii Data Science & Machine Learning marka kaso qeyb gala qofkii imaan kara Insha'Allah!

Zoome meeting 08PM EAT iyo Proud Night.
❤9
Asc, diyaar mala yahay habeen dambe oo aan qaadan doonno xiisad cool ah ? GitHub actions, automation, CI/CD.

Hadaa diyaar tahay just diyaar noso qor 🤌🏿
❤16
Niman yahow shahaadada waa daneynoosaa, sidaas darteedna shahaadada goobo labs transparency geeda dartiis ugu yaraan 3 assignment waa inaan dirnaa marka hadeerna 1 kaliya dirnay, 2 dhiman maxaan ku xalinaa idinla tahay ?
Shahaadada maka dhacnaa mise xal idin raadinaa ? Xalkaasna diyaar u tihiin siduu u adkaadaba ?
Bishaan bilaabatay wax bootcamp ah ma jiro, si aad NLP ugu diyaar garowdo course kaan meel iska saara.
Seventh Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 9 – GitHub Actions Introduction:
https://youtu.be/k8LTAgDWWS8

Assignment: GitHub Actions:
https://github.com/goobolabs/git-github-bootcamp/blob/main/assignments/assignment-2.md
❤4
Laba sabab darteed assignment-gaaga in la aqbalin ayee keeni karaan.

1. Inaad assignment 2 si fiican u akhrin, video kama aynaan duubin just waa qormo, si fiican u akhri waa simple.

2. Inaad dhaafto waqtiga loogu talo galay, marnaba lama aqbali doono hadduu dhaafo 12pm ee maalinta talaadada.

Mahadsanid.
❤13
Please 200 gaarsiiya.

6 bilood oo sponsorship ayee ina siin.
❤7🔥1
❤16👍6