Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Kaliya 9-gaal kaan ayaa soo diray assignment 1 oo waqti u baahneyn.
👍4
Sabtida haduu kugu dhaafo waa lagaa tagay, yuuna bootcamp-kaan ku dhaafin.
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Commen ka bixi hadaad su'aal ama dood ka qabto.
Waxaa jira baahi weyn oo aan wali la xallin. Haddii aad tahay app developer, ama aad taqaan qof app developer ah, tani waa fikrad mudan in laga shaqeeyo.

Soomaaliya waxay u baahan tahay platform u eg Trustpilot, laakiin si guud lagu qiimeeyo adeegyada iyo goobaha kala duwan. Dadku waa inay si fudud uga arki karaan reviews-ka maqaayadaha, jaamacadaha, shirkadaha, xarumaha waxbarashada, isbitaallada, iyo adeegyo kale.

Maanta waxaa si joogto ah usoo badanaya ganacsiyada iyo xarumaha adeegyada bixiya. Laakiin weli way adag tahay in la helo meel lagu arko tayada adeegyadooda ka hor inta aan la isticmaalin adeegooda. Platform noocaan ah wuxuu dadka ka caawin karaa inay gaaraan go'aan xog ogaal ah, sidoo kalena wuxuu dhiirrigelin karaa adeeg bixiyeyaasha inay tayadooda kor u qaadaan.

Waxaan jeclaan lahaa in review kasta uu yeesho:
• Qiimeyn 1 ilaa 5 xiddig.
• Faallo faahfaahsan.
• Caddeyn haddii ay suurtagal tahay, sida sawir, receipt, ama wax kale oo taageeraya review-ga.
• Upvote si dadka kale u muujiyaan inay ku raacsan yihiin.

Review-yada daacadda ah waxay dhisaan kalsooni. Waxay sidoo kale ka caawiyaan dadka inay ka fogaadaan adeegyada liita, isla markaana waxay abaalmariyaan kuwa bixiya adeeg tayo leh.

Haddii aad awood u leedahay inaad dhisto website-kan iyo app-kan, isku day inaad hirgeliso. Haddii aadan adigu dhisi karin, la wadaag qof xallin kara. Waxaan isleeyahay waxa uu noqon karaa mashruuc qiimo weyn u leh bulshada.
❤16🔥2👍1
FB baan soo geliyay ee u sharee gareeya ama mension gareeya qofka waa kaso bixi karaa isledihiin:
https://www.facebook.com/share/p/1EmY6Pmz2G/
Qof walba iskama sameyn karo, qof bahashaan si serious u suuq gelin kara ayaan rabi laheyn.
🔥4
Kaliya 24-kaas arday ayaa soo dirtay, qofkaan soo dirin ilaa berito waa fasax.
Muuqaalkaan daawada oo xalka cilada user-ka qaldan ah:

https://www.facebook.com/share/v/1DFjuwo6qq/
Asc, caawa xiisad ayaa jirta ee imaada Insha'Allah!
❤11
Assignment-ga one day ayaan ku darnay. Berito 12pm haduu dhaafo fadlan bootcamp-ka isaga ah oo codsi kale nagala xishooda. ☝🏿
🙏7❤5😢1
telegram the best 😂
🤣38😁1
👍5🔥4❤2