Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Waxaan idinka codsaneynaa inaad repo-gaan nala riixdaan oo aan wada gaarsiinno 100+ stars. Mashruucan wuxuu noqon doonaa saldhig muhiim u ah NLP, AI, spell checking, grammar checking, OCR, TTS, ASR, iyo teknoolojiyad kasta oo ku shaqeysa af-Soomaaliga.

Haddii aad rabto inaad taageerto horumarinta luqadda Soomaaliga ee dhinaca AI iyo software-ka, fadlan ⭐️ sii repository-ga, kana qayb qaado horumarintiisa.

Aan wada gaarsiinno 100+ stars. Let's push! πŸš€

GitHub:
https://github.com/goobolabs/somali-language-standard
❀13
❀8πŸ”₯5πŸ‘2
Model keyga yaa ka shakiyay πŸ˜šπŸ˜‚
😁13
Hambalyo ardayda bootcamp-ka ka qalinjabisay:

https://www.facebook.com/share/p/1D6uFRmLjW/
Caawa xiisad cool ah baa jirta diyaar mala yahay ? Haa soo qora bal πŸ˜€
❀9πŸ‘6πŸ”₯1
Masha'Allah arday bdn baa exercise-kaan sameysay.
❀7
Caawa wada imaada, arin cool ahna waan idin haynaa πŸ˜‰
πŸ‘10πŸ‘4❀1
Fourth Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 5 – Collaboration with GitHub:
https://youtu.be/8RdFbJVIGFI

Lesson 6 – Pull Requests and Code Reviews:

https://youtu.be/TbvVXNwHCh0

Lesson 7 – .gitignore and Project Organization:
https://youtu.be/6FMoAharyYk

Assignment: Git Basics:
https://youtu.be/0yuziGEt4dE
❀13
πŸ”₯11πŸ‘4❀2
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Codkaan dhageysta fadlan 🀌🏿
meme-kaan hada waa fahmeysaan filaa πŸ˜‚
🀣27❀2πŸ‘1😁1
Kaliya 9-gaal kaan ayaa soo diray assignment 1 oo waqti u baahneyn.
πŸ‘4
Sabtida haduu kugu dhaafo waa lagaa tagay, yuuna bootcamp-kaan ku dhaafin.
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Commen ka bixi hadaad su'aal ama dood ka qabto.