Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Asc, caawa xiisad ayaa jirta ee imaada Insha'Allah!
❤11
Assignment-ga one day ayaan ku darnay. Berito 12pm haduu dhaafo fadlan bootcamp-ka isaga ah oo codsi kale nagala xishooda. ☝🏿
🙏7❤5😢1
telegram the best 😂
🤣38😁1
👍5🔥4❤2
Fifth Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 8 – Open Source Workflows:
https://youtu.be/qdbSLdPbpyc
12pm maanta ayuu ku egyahay assignment 1, wixii ka dambeeya lama aqbali doono i.a
ALL ROADS LEAD TO MATH
ALL ROADS LEAD TO MATH
ALL ROADS LEAD TO MATH
ALL ROADS LEAD TO MATH
ALL ROADS LEAD TO MATH
ALL ROADS LEAD TO MATH
❤20🔥2
Waxaan qorsheenoonaa inaan Pure math bootcamps qabano, inta badan pure math ayaa idinka maqan, soomaalida tech ku jirta ma bartaan xisaabta sidaas darteed kawama bootcamps isbuucle ah ? halka uu bille noqon lahaa ? mise bile baa roon ?
❤3
Asc, horta mala xusuustaa in caawa xiisad la leeyahay ?
Caawa Microsoft inaan contribution ku sameyno diyaar mala yahay ????


09pm EAT (somalia time) diyaar beynu nahay.
❤23
Sixth Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 8 (Practice) – Contributing to Big Open Sources:
https://youtu.be/tkVv-jjz9kc
❤6
Waxaan idiin wadnaa war farxad u ah qaar badan, halka uu murugo u noqon karo qaar kale.

Goobo Labs ahaan waxaan go'aansannay oo si rasmi ah u qorsheynnay inaan qabanno laba bootcamp oo kala ah:

- NLP for Machine Learning Bootcamp
- Applied Statistics and Probability for Data Science Bootcamp

Dad badan ayaa naga codsaday inaan qabanno Data Analysis Bootcamp, waana ognahay baahida weyn ee loo qabo. Si kastaba ha ahaatee, falsafadda Goobo Labs waa inaan mudnaanta siino bootcamp-yada aan aaminsanahay inay bulshada u yeelanayaan saameynta ugu weyn mustaqbalka.

Ma sheegi karno hadda inaan mustaqbalka qaban doonno Data Analysis Bootcamp iyo in kale. Laakiin xilligan waxaan u aragnaa in labada xirfadood ee aan doorannay ay yihiin kuwa ugu muhiimsan, isla markaana leh baahi sii kordheysa sanadaha soo socda.

Waan ka xunnahay qof kasta oo sugayay Data Analysis Bootcamp. Nasiib darro, sanadkan waxaan awoodnaa inaan qabanno laba bootcamp oo keliya. Sidaas darteed waxaan doorbidnay inaan xoogga saarno xirfadaha aan u aragno inay bulshada siinayaan faa'iidada ugu badan.

Goobo Labs
❤25👍4
*Ka faa'iidaysta Podcast-kan, waxaa marti ku ah Ustaad Xamuuda.*

Waxa si qoto dheer loogu falanqeeyay Computer Science, Software Engineering, Cyber Security, DevOps, Artificial Intelligence, iyo xirfadaha looga baahan yahay Software Engineer-ka casriga ah. Waxaa kale oo laga hadlay Machine Learning, LLMs, AI Agents, Vibe Coding, iyo qalabka ay maanta adeegsadaan Developers-ku.

https://www.youtube.com/watch?v=XD4LwKxy_5k
❤30
Maxay tahay dagaalkaan aad ku qaadeen GitHub Open Source-keeda 😂

Hambalyo Team-ka Contribute ku sameeyay i hope in la idin aqbalo. ❤️
❤12🔥4
Sabtida diyaar maloo yahay github actions ? CI/CD iyo Assignment cusub 👊🏿
👍13
Can you believe 300 followers ayaan xidhnay on GitHub.

https://github.com/goobolabs
❤22