Git & GitHub Bootcamp
https://youtu.be/luNbLkYydDc?si=aYBq-Hu8dE7fa1GJ
Exercise-kaan hala sameeyo, si dagan u daawo.
π₯6
Git & GitHub Bootcamp
https://youtu.be/luNbLkYydDc?si=aYBq-Hu8dE7fa1GJ
Asc aqyaareey mala wadaan exercise kaan ?
Git & GitHub Bootcamp
Asc aqyaareey mala wadaan exercise kaan ?
Reply soo gala aan aragno inta wada.
Ardey yar unbaa exercise ka wadaa filaa ? Bootcamp-kaan arday yar baa kaso bixi doonta sidaan u jeedo.
β€4
Exercise kii ma sameysay ?
Anonymous Quiz
35%
Haah waan dhameeyay
32%
Wali waan wadaa waan dhameynaa
33%
Maya ma bilaabin
Asc caawa xiisad ayaan leenahay diyaar garooba, saacaddu marka ay tahay 09pm ama 21:00 (Somali Time)
β€4
Git & GitHub Bootcamp
https://youtu.be/luNbLkYydDc?si=aYBq-Hu8dE7fa1GJ
Fadlan dhameystira exercise-kaan π€πΏ
Yaa si publicly u dhihi kara bootcamp-kaan waan dhameynaa oo xujo ka dhigi kara bootcamp-ka oo hadhow xujadaas kaso bixi kara ?
Sidaan cml:
Magaceyga waa Cumar Tood, Muqdisho jooga, waan dhameynaa bootcamp-kaan hadaan dhameyn waayana nin weyn oo ciiboobay ahay.
Public pressure wuu shaqeeyaa ee public xujo dhigo. π
Sidaan cml:
Magaceyga waa Cumar Tood, Muqdisho jooga, waan dhameynaa bootcamp-kaan hadaan dhameyn waayana nin weyn oo ciiboobay ahay.
Public pressure wuu shaqeeyaa ee public xujo dhigo. π
π13π5β€1
Third Night Of Git & GitHub Bootcamp:
Lesson 3 β Branching:
https://youtu.be/oOVqF6HufMM
Lesson 4 β Remote Repositories:
https://youtu.be/v3ZgR95mxjA
Exercise β Branch Practice & Push to GitHub:
https://youtu.be/h3G1z-1S0W4
Lesson 3 β Branching:
https://youtu.be/oOVqF6HufMM
Lesson 4 β Remote Repositories:
https://youtu.be/v3ZgR95mxjA
Exercise β Branch Practice & Push to GitHub:
https://youtu.be/h3G1z-1S0W4
Waxaan idinka codsaneynaa inaad repo-gaan nala riixdaan oo aan wada gaarsiinno 100+ stars. Mashruucan wuxuu noqon doonaa saldhig muhiim u ah NLP, AI, spell checking, grammar checking, OCR, TTS, ASR, iyo teknoolojiyad kasta oo ku shaqeysa af-Soomaaliga.
Haddii aad rabto inaad taageerto horumarinta luqadda Soomaaliga ee dhinaca AI iyo software-ka, fadlan βοΈ sii repository-ga, kana qayb qaado horumarintiisa.
Aan wada gaarsiinno 100+ stars. Let's push! π
GitHub:
https://github.com/goobolabs/somali-language-standard

GitHub
GitHub - goobolabs/somali-language-standard: The open, machine-readable standard for the Somali language β orthography, grammarβ¦
The open, machine-readable standard for the Somali language β orthography, grammar, terminology, translation, and AI/benchmark resources, as a versioned, citable RFC-style catalog. - goobolabs/soma...
β€13