Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Sacaaduna waa 8:00pm eat insha'Allah
❤7
Caawa proud night diyaar mala yahay,

Haah noso qora.
❤3
Goobo Labs is inviting you to a scheduled Zoom meeting.
Topic: Goobo Labs' Zoom Meeting
Time: Aug 13, 2026 08:00 PM Nairobi
Join Zoom Meeting
https://us06web.zoom.us/j/85624280047?pwd=gaxajwro0dwb6HP6Og2CkE8S007TyZ.1
Meeting chat link
https://us06web.zoom.us/launch/jc/85624280047
Meeting ID: 856 2428 0047
Passcode: 070468
————
One tap mobile
+13126266799,,85624280047#,,,,*070468# US (Chicago)
+13462487799,,85624280047#,,,,*070468# US (Houston)
————
Join by SIP
• 85624280047@zoomcrc.com
Join instructions
https://us06web.zoom.us/meetings/85624280047/invitations?signature=WQPsybH6vI9GfxaPLbZil_qgVQIF_bVvznyyRP3DoKM
sogal aqyaarta
Waa joooognaaaaaaaaaa
Cawa waaa cawadiina team proud night-kiina haka maqnaanina marka aan soo wada xaadirno I.a
❤1
Asc team aqbaar.

Mala xasuustaa in sabtida 12pm uu last yahay final project?

Dhamaadka inaad harto waa culees ee final project-gaas iska soo xalsha. Insha'Allah.
🔥3❤2
😁19👍3
Waxaan Muddo Sanad ah ku Qabannay 5 Bootcamp

YouTube:
https://youtu.be/28-3Lqi-u0c

Linkedin:
https://lnkd.in/p/eHD9HJ3Q

Tiktok:
https://vt.tiktok.com/ZSVSscvJT/

Fadlan Comment ka muuqda waa bootcamps kiina, like-na saara si uu meel dheer u gaaro.
❤18
Asc team, berito 12pm ayuu ku egyhy final project, haddii la dhaafo lama aqbali doono.

Thanks
❤7
Fursad shaqo full time ah:

Qof editor oo top ah ma idinku jiraa ?

1. Qof waqti full time haaya.
2. Xirfadiisa editing sareysa.
3. Laptop fiican heysta.

Full time shaqo jaanis ah ayaan u hayaa ha iso qabto.

@thesharafdin
❤5
Qof jaamacada hormuud data science ama ai ka dhigta ma idinku jiraa ?
Ustaad cumar ayaa 2-da bisha septemper ku casuuman 𝐓𝐨𝐝𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 (𝐍𝐓𝐖) ee ay qabaneyso jaamacadda hormuud.

Iska diiwaan geli session-ka ustaadka oo ka faaideyso: https://www.ntw.hu.edu.so/trainings/6a8a948cc9207a5eff81acc3
❤17😍4
Session kaan yaan laga maqnaan.

Career kaaga sidee u dooran xiligaan AI: 🔥🔥
https://www.facebook.com/share/p/1HZs9djtoy/