Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Please 200 gaarsiiya.

6 bilood oo sponsorship ayee ina siin.
❤7🔥1
❤16👍6
Sidaad aragtaan youtube algorithm ayaa nala shaqeeyay oo 84.3% isaga ayaa tusay, sababtana waa likes iyo comments.
❤6👍1
Like ta aad saarteen baa kicisay, keep liking.
❤7
Masha'Allah Maclimiin baad noqoteen, intaas PR waan aqbalnay waliba inagoo video idin raacin.
❤14
Is Adkeeya ✊🏿
❤10
Dhawaanahaan oraah noocaan oo kale ma arag:

"Xilligaan garaad gacmeedku (AI) jahligu waa dooq"
❤7🔥3
Maxay la micno tahay ayee idinla tahay ?
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Assignments-ka waa public, cidna favor uma sameyn karno.
Masha'Allah caawa bootcamp-ka wuu inoo dhamaaday, si guul leh ayuu noogu dhamaaday, waxaan u hambalyeenaa qof walba ka faideystay kaliya mahan dadka soo diray assignments-ka.

Hambalyo, next bootcamps waxaan rajeynaa inaad ka faa'ideysataan ❤️
❤25
Waxaan u mahadcelinaa team support oo waqti ku bixiyay.

Amixiid,
Maryama,
Yasir.
❤20🫡1
Eighth Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Bonus 1 — Conventional Commits:
https://youtu.be/SMtlGJewYMw

Bonus 2 — Team Repository Setup:
https://youtu.be/CtjdOlVtETE

Bonus 3 — Open Source Contributing:
https://youtu.be/bBI4Z0Crceg

Bonus 4 — Discussions, Projects & Notifications:
https://youtu.be/xPykcPlqzVU

Bonus 5 — Gists and Wiki:
https://youtu.be/KJvxPPxVqhY

Bonus 6 — Open Source Licenses:
https://youtu.be/IsAMt9M2zyI

Bonus 7 — Tags and Releases:
https://youtu.be/9xKumILvezs

Bonus 8 — GitHub Profile:
https://youtu.be/iAaahqera2g

Assignment: GitHub Profile:
https://github.com/goobolabs/git-github-bootcamp/blob/main/assignments/assignment-3.md
❤5
Git & GitHub Bootcamp
Final Project: https://youtu.be/hoqNtAWJ8cI
It's time for final project.

Video-ga ilaa 3 jeer daawo inta aadan waxba bilaabin.
👍1