5A-HUB
5.21K subscribers
190 photos
2 videos
2 files
152 links
๐Ÿ”ฅ 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto.

๐Ÿ“Š Crypto strategy, AI tools and real digital income methods.

๐ŸŽฏ New videos every week from the youtube.

๐ŸŒ Platform: 5a-hub.com
Download Telegram
BTC oo wali la kulmaysay culayska dhanka iska iibinta ah "Selling pressure", isla markaana ku jirta consilidation range aagga 66k-71k. Isla markaana dhaqaaqan aadka diciifka u ah waxay cadayn u tahay in la filayo inuu dhaco "breakout" ka hor inta aan dhaqaaq xoogan oo hal dhinac ah uusan dhicin.
โค4๐Ÿ”ฅ4
Forwarded from eBadal
๐Ÿ”Š๐Ÿ”Š๐Ÿ”ŠUpdate
Waxaa soo kordhinay in aad Mpessa usdt ku dhigan kartid kulana bixi kartid
Nagala soo xariir +252 904 321 915
โค5๐Ÿ˜3๐Ÿ”ฅ1
Baro xirfad aan baahideedu dhamaanayn, lacagteeduna badantahay.

Muuqaalka oo dhamaystiran ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://www.youtube.com/watch?v=snpjKyLu4kw
๐Ÿค2
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo.

5A-HUB hadii aad kujirto qaybta communityga fursado badan waa macquul inaad ka hesho, lakin ku oran mayno degdeg baad ku taajiraysaa ๐Ÿ˜„
๐Ÿ‘19โค2๐Ÿ’ฏ1๐Ÿ˜ญ1
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa.

Waxaynu hadda u baahanahay waa:

1: Daily close below the trendline
2: Retest of the broken trendline from below
3: Rejection after retest.


Si fudud hadan kugu shego waxaynu ubaahanahay keliya, 1 daily candle ku xirma meel ka hooseysa xariiqda support levelka ee rising wedge-ka. Taasina waxay kala cadaan cawa insha Allaah saacaddu markay tahay 00:00


๐Ÿ“ฃUgu danbeen, BTC waxay joogta meel xaasaasi ah ayna muhiim iyo lagama maarmaan tahay in meeshan go'aan muhiim ah laga qaato. BTC hadii ay agagaarkan 72k ilaashan waydo waxay u badantahay in la isla aadi doono ๐Ÿ“‰ 60-63k taasoo abuuraysa khatar kale oo laga cabsi qabo in la soo taabto 53k-58 ๐Ÿ”ฅ (Meesha inbadan indhaha lagu haayo ).


Ugu danbeen BTC meeshay doonto ha aado, hadii aad BTC iibsato bil walba kusocoo shaqadaadaba wado, hadiise altcoin aad dhinac kaga jirto mar walba lacagta qayb banaanka hakuu taalo, hana wada gelin suuqa.


Guulaysta dhamaantiin
๐Ÿซก
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค19๐Ÿ‘8โœ1๐Ÿ”ฅ1
5A-HUB pinned ยซhttps://youtu.be/DhYCY-tQi4Mยป
5A-HUB
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close below the trendline 2: Retest of the broken trendline from below 3: Rejection after retest. Si fudud hadan kugu shego waxaynuโ€ฆ
Ugu danbeen BTC wuxuu imaaday meeshii laga wada sugayay 60-63k. Muhiimaddu waa waxa uu meeshan ka sameeyo iyo xogaha aynu kahelno.


Aaggan 60k-63k waa meel muhiim ah, ayna macquul tahay in uu ka laabto, hadii iu taas ku fashilmo waxaynu socodkeena usii wadan doonnaa aagga ku xiga 52-54k.


Guulaysta dhamaantiin
๐Ÿซก
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค19๐Ÿ˜ฑ3
5A-HUB
Ugu danbeen BTC wuxuu imaaday meeshii laga wada sugayay 60-63k. Muhiimaddu waa waxa uu meeshan ka sameeyo iyo xogaha aynu kahelno. Aaggan 60k-63k waa meel muhiim ah, ayna macquul tahay in uu ka laabto, hadii iu taas ku fashilmo waxaynu socodkeena usii wadanโ€ฆ
BTC oo ugu danbeen timi meeshii ay october 2024 joogtay, su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma tegi doontaa 51-54k mise isla halkan ayay kalaaban ๐Ÿ‘€.

Markan oo kale suumanka hala adkayso referse or forward meshii loo dhaqaaqoba ๐Ÿ˜
๐Ÿ”ฅ8๐Ÿ˜3โค2