5A-HUB
5.21K subscribers
190 photos
2 videos
2 files
152 links
๐Ÿ”ฅ 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto.

๐Ÿ“Š Crypto strategy, AI tools and real digital income methods.

๐ŸŽฏ New videos every week from the youtube.

๐ŸŒ Platform: 5a-hub.com
Download Telegram
Eid Mubarak dhamaantiin ๐Ÿ˜.


Allaah sw Eid-kan kiisa nabad qab iyo caafimaad haynagu gaarsiiyo.

Farxad ku Eid dhamaantiin
๐Ÿฅฐ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค11
Come on baby TAO ๐Ÿš€.

Ma isticmaalaysaa DIMS si aad u qabato fursadaha swing-ka ๐Ÿ‘€
โค15๐Ÿ‘€1
MULTI TIMEFRAME ANALYSIS, IYO AI AGENT SHAQO BADAN KUU QABANAYSA.

Muuqaalka oo dhamaystiran ๐Ÿ‘‡

https://youtu.be/LAhsJOlr2Kc
๐Ÿ”ฅ4
Qof kamida 5A-HUB team ayaa ila wadaagay figrad layaableh oo markaan qiimeeyay aan u arkay mid layaableh faaiido fiicanna samaynkarta hadii coin fiican lagu xiro.


Isla markiiba figraddii bot iyada ugaara ayaan u sameeyay isla markaana waxan ku xiray coinka la dhaho TAO
๐Ÿš€.


Lacagta initialka botkaas uu geliyay waa 527, waxad kala soconkartaa habdhaqanka coinkaas iyo wixii faaiido ah meesha ay kuqorantahay โ€Portfolio Valueโ€


Xogta botka iyo habdhaqankiisa waxad si live ah kala soconkartaa linkigan ๐Ÿ‘‡


https://5abots.com/


Labadan keliya isha ku hay ๐Ÿ‘‡


โœ…
TOTAL CAPITAL
โœ…
PORTFOLIO VALUE


La socod wanaagsan awoowayaal ๐Ÿ‘€
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค11๐Ÿ”ฅ2
BTC oo wali la kulmaysay culayska dhanka iska iibinta ah "Selling pressure", isla markaana ku jirta consilidation range aagga 66k-71k. Isla markaana dhaqaaqan aadka diciifka u ah waxay cadayn u tahay in la filayo inuu dhaco "breakout" ka hor inta aan dhaqaaq xoogan oo hal dhinac ah uusan dhicin.
โค4๐Ÿ”ฅ4
Forwarded from eBadal
๐Ÿ”Š๐Ÿ”Š๐Ÿ”ŠUpdate
Waxaa soo kordhinay in aad Mpessa usdt ku dhigan kartid kulana bixi kartid
Nagala soo xariir +252 904 321 915
โค5๐Ÿ˜3๐Ÿ”ฅ1
Baro xirfad aan baahideedu dhamaanayn, lacagteeduna badantahay.

Muuqaalka oo dhamaystiran ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://www.youtube.com/watch?v=snpjKyLu4kw
๐Ÿค2
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo.

5A-HUB hadii aad kujirto qaybta communityga fursado badan waa macquul inaad ka hesho, lakin ku oran mayno degdeg baad ku taajiraysaa ๐Ÿ˜„
๐Ÿ‘19โค2๐Ÿ’ฏ1๐Ÿ˜ญ1
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa.

Waxaynu hadda u baahanahay waa:

1: Daily close below the trendline
2: Retest of the broken trendline from below
3: Rejection after retest.


Si fudud hadan kugu shego waxaynu ubaahanahay keliya, 1 daily candle ku xirma meel ka hooseysa xariiqda support levelka ee rising wedge-ka. Taasina waxay kala cadaan cawa insha Allaah saacaddu markay tahay 00:00


๐Ÿ“ฃUgu danbeen, BTC waxay joogta meel xaasaasi ah ayna muhiim iyo lagama maarmaan tahay in meeshan go'aan muhiim ah laga qaato. BTC hadii ay agagaarkan 72k ilaashan waydo waxay u badantahay in la isla aadi doono ๐Ÿ“‰ 60-63k taasoo abuuraysa khatar kale oo laga cabsi qabo in la soo taabto 53k-58 ๐Ÿ”ฅ (Meesha inbadan indhaha lagu haayo ).


Ugu danbeen BTC meeshay doonto ha aado, hadii aad BTC iibsato bil walba kusocoo shaqadaadaba wado, hadiise altcoin aad dhinac kaga jirto mar walba lacagta qayb banaanka hakuu taalo, hana wada gelin suuqa.


Guulaysta dhamaantiin
๐Ÿซก
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค19๐Ÿ‘8โœ1๐Ÿ”ฅ1