5A-HUB
Tradekaas xalay 9pm habeenimo ayaa botka iibiyay signalkaas isagoo ilaa hadda la socda waayo trailing TP ayaa active u aheed. Muuqaalka botka oo dhanaystiran maanta filo, insha Allaah sidoo kale muuqaalka kadib ayuu bilabanayaa isticmaalkiisa si public ahπ«ΆπΏ.
Trade-kaas sawirkiisa horey idinkusoo diray sida ujeedaan ilaa hadda botka ayaa la socda, xataa isagoo TP-kiisa ahaa 0.85 sida sawirka ka aragtaan, coinkana uu sii socdo 0.9 πΉ
Xalay anoo taraawiixda kujira tradekaas botka loo diray kadibna uu sidaas ku qaatay.
2da saacadood ee soosocda ugu danbeen muuqaalka botka oo dhmaystiran filow insha Allaahπ₯ π₯ π₯
Xalay anoo taraawiixda kujira tradekaas botka loo diray kadibna uu sidaas ku qaatay.
2da saacadood ee soosocda ugu danbeen muuqaalka botka oo dhmaystiran filow insha Allaah
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
π₯30β€5
UPDATE CUSUB 5A BOTS, ISKA HUBI ARINKAN KA HOR INTA ISTICMAALIN| 5A-HUB π₯
https://youtu.be/4mUTxS6KCDw
https://youtu.be/4mUTxS6KCDw
YouTube
UPDATE CUSUB 5A BOTS, ISKA HUBI ARINKAN KA HOR INTA ISTICMAALIN| 5A-HUB π₯
Fadlan iska hubi in tradingview accountkaaga yahay essential, ka hor inta isticmaalin 5a bots
βΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎ
πΌ Services πΌ
π» Services & Tutoring: https://www.5a-hub.com/services/
π² AI-Powered tools https://www.5a-hub.com/ai-tools
π² 5A-HUB Trading Bots:β¦
βΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎβΎ
πΌ Services πΌ
π» Services & Tutoring: https://www.5a-hub.com/services/
π² AI-Powered tools https://www.5a-hub.com/ai-tools
π² 5A-HUB Trading Bots:β¦
π₯10π₯°1π1
AVAX Waxay u muuqataa inay cagaha dhulka qaadi doonto βοΈ , 50% ku dhowaad waa laga helayaa meeshay hadda joogto qofkii Swin trade ahaan u raaca.
Mar walba lacagtaada hawada gelin markaad SWIN Trading coinka u gasho, 50% la hadh lacagtaada si aad DCA ugu sameeso, lacalla hadii hoos la aadoπ .
Guulaysta dhamaantiin πͺπΏ
Mar walba lacagtaada hawada gelin markaad SWIN Trading coinka u gasho, 50% la hadh lacagtaada si aad DCA ugu sameeso, lacalla hadii hoos la aado
Guulaysta dhamaantiin πͺπΏ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
β€23π₯°1π1
Hadii Exchange dheerada lagusoo dari lahaa botka, midgee jeclaan lahayd in lagusoo daro.?
Anonymous Poll
59%
Binance
31%
MEXC
9%
Bybit
β€4π₯°2
Ogaysiis.
Waxan sameenay update yar ku saabsan dhanka trade monitoring message-ka.
Fadlan hubi in botkaga istaagay iyo inkale, hadaad dib ushido fadlan update gare webhook url-kaaga dhamaan alert-yadaada dhinaca tradingview-ga.
Bacdal Eid waxan kusoo dari doonaa Binance iyo MEXC, sidoo kale lacagta dhinaca tradingview xal cusub ayaan usoo wadnaa insha Allaah.
Mahadsanidiin π

β€48π₯°2π1π1
Ogaysiis.
Updatekii shalay galab wuxuu inagu keenay error dheeraada fadlan Stop your bot ilaa amar danbe. Waxan isku dayaynaa inaan xalinno errorka within 1h insha Allaah.
Updatekii shalay galab wuxuu inagu keenay error dheeraada fadlan Stop your bot ilaa amar danbe. Waxan isku dayaynaa inaan xalinno errorka within 1h insha Allaah.
π₯3π3
Bot ready waaye all the errors waa xaliyay, insha Allaah wax danbe nagusoo noqon maayaan ilaa aan ka gaarayno, updateka ween ee lagu soo darayo exchange-yada kale iyo features dheeraada.
Inta ka horeyda waa sii isticmaali kartaan, raalina ahaada awoowayaal madama trade-yada oo socda hawlahan shaqadu inagasoo dhexgashay.
Xusuusin: Botka markaad shiddo inad soo bedesho webhook url-kii hore
Guulaysta dhamaantiin

β€26π₯1π₯°1
1: ICP(5.3)
2: ZRO(2.77$)
3: IO(0.74)
3da coin oon kor ku xusnay, mid kamida ku mintid oo aruurso, ilaa dhamaadka sanadkan hay insha Allaah, maalin aan maanta aheen ayaad dhoosha ka qosli doontaa.
Hadii lacagta aad haysato gaadhayso >=10k, 3dooda waad qaadan kartaa.
Ha ilaawin mar walba waxad haysato in 50% keliya aad suuqan geliso.
Guulaysta dhamaantiinπ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
π39β€14π«‘3π₯2
Xaaladda suuqyada waa mid aan wanaagsaneen, dhiig bax weynna uu kusocdo haba ugu daraadeen stok iyo Cryptoπ.
Maxaa kula gudboon?
Ogoow marka xaaladda sidan tahay waxa jira inyar oo suuqa ku dhiiradda inay maalgashi sameeyaan, iyadoo wali laga cabsi qabo hoos udhac kale iyo BTC inay tagto 72kπ² .
Noqo mid kamida kuwaas, lacagtaada suuqa hawada gelin, lakin coinska ugu muhiimsan ee xaaladooda meesha hoose joogto ku dhiiro inaad maalgashato.
Suuqa crypto ma ahan mid taageera dadka degdegga kusocda, taas bedelkeeda waa mid abaalmariya dadka dulqaadka iyo samirka badanπΈ πΈ .
Ugu danbeen, ogow xaaladdan waa mid kumeelgaadh ah, lagana bixi doono, lakin is waydii, bilooyin kadib marka xaaladdu sidan ka fiicnaato ma waxaad noqon mid isku ciilkaambiya maxaad usoo maalgashan wayday? Mise waxad noqon mid soo maalgashaday oo dhoosha danbe ka qoslaπ ?
Labada kaad rabto inaad noqoto, maanta ayaad goβaan ka gaari kartaaπ«‘ π«΅ .
Xusuusin 5ABot userπ£ : madama xaladda suuqa wanaagsaneen isticmaal 1.5% SL, 3% TP, 1.5% BE but No Trailing TP β
Guulaysta dhamaantiin.
Maxaa kula gudboon?
Ogoow marka xaaladda sidan tahay waxa jira inyar oo suuqa ku dhiiradda inay maalgashi sameeyaan, iyadoo wali laga cabsi qabo hoos udhac kale iyo BTC inay tagto 72k
Noqo mid kamida kuwaas, lacagtaada suuqa hawada gelin, lakin coinska ugu muhiimsan ee xaaladooda meesha hoose joogto ku dhiiro inaad maalgashato.
Suuqa crypto ma ahan mid taageera dadka degdegga kusocda, taas bedelkeeda waa mid abaalmariya dadka dulqaadka iyo samirka badan
Ugu danbeen, ogow xaaladdan waa mid kumeelgaadh ah, lagana bixi doono, lakin is waydii, bilooyin kadib marka xaaladdu sidan ka fiicnaato ma waxaad noqon mid isku ciilkaambiya maxaad usoo maalgashan wayday? Mise waxad noqon mid soo maalgashaday oo dhoosha danbe ka qosla
Labada kaad rabto inaad noqoto, maanta ayaad goβaan ka gaari kartaa
Xusuusin 5ABot user
Guulaysta dhamaantiin.
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
β€30
Suuqa waa hoobanayaa lakin waxa taas ka muhiimsan sidaad adigu u aragto, iyo dhankaad ka fiiriso.
Laba qof oo isku saxan wax kucunaya ayaa midna u arkaa furdad, sikastuu oo uu -% ugu jiro, halka saxiibkii uu la yaabanyahay portfolio-diisa oo hoos udhacday -X%.
BTC waxa macquul ah ilaa 72k inay sii socoto, lakin u arag fursad, kuna dhiiro mar walba oo uu hoos usii dhaco samee DCA(waa hadaad coins fiican meesha kugu xareesnaayeen, oodan dhagxaan urursan π).
Markastood DCA sameeso 50% la har hantidaada, ilahow may 100$ ahaato, 50$ ku same dca kadibna 50$ reebo, hadhow 50$ kii kuu harsanaa 25$ ku samee oo 25$ reebo. Marnaba kaama dhamaanayso lacagta, umana baahnid inaad lacag cusub keento suuqa.
Markastana ku dadaal 1-3 coin oo fiican bes inaad kudhegto, NOT ββ >15 COINS .
Guulaysta dhamaantiinπ«‘

β€53π6π2π€―2π’1
π£Degdegπ£
Hadii aad aqoon fiican uleedahay wordpress web based devπ», fadlan la xiriir π @fiveasupport
Hadii aad aqoon fiican uleedahay wordpress web based devπ», fadlan la xiriir π @fiveasupport
π₯4β€1
Forwarded from eBadal
Saxibada aana wali kusoo biirin barteena Facebook waxaa ogeysineyna in kusoo biiran waxaa halkaas soo galin doonaa
β οΈ News
β οΈ Updates
β οΈ Gifts
β οΈ iyo fursado asbuucle ah iyo kuwa bile ah hadaba kusoo biir yeena ku dhaafin fursadahas.
Guji Link Hoose si aad uguso biirto.
https://www.facebook.com/share/1F97qWHvqF/

β€4
π Waxaa Furmay Isdiiwaan-galintii Dufcaddii 4-aad ee Technical Analysis-ka! π
π Coursadaan waxaad ka helaysaa:
β Aqoon dhameystiran oo dhanka Technical Analysis ah.
β Telegram Live Premium Group oo aad waligaa ku jiraysid (life-time access).
β Barashada sida loo trade gareeyo Crypto Currency.
β Signals high-quality ah inta coursadu socoto.
β Sameysashada Trading Plan iyo Trading Journal.
β Helitaanka Mentorship joogto ah.
β Marka coursadu dhamaato, inaad noqoto qof si madax-bannaan uga trade gareeya Crypto.
β course-kan kadib 50% waxad buuxisay shuruudda Ku biiritaanka 5A-HUB Premium Group Channel.
β course-kan kadib hadii aad shuruudda 100% buuxiso ood ka mid noqoto 5A-HUB premium channel, waxaad nasiib u yeelan doontaa Helitaanka Any 5A-HUB Tools with huge discount + 350 Free Points oo aad ku isticmaali karto AI Tools-ka.
---
π¨βπ« Mentor: AhmedFt
π€ Partner with: 5A-HUB
π© Diiwaangelintu waa socotaa!
π La xiriir wixii faahfaahin ah: @Kryptolady8

π₯11
Halkuu marayaa updateka 5A Trading Bot
Sida ay walaalo badan codsadeen waxan isbedel wayn lagu sameeyay 5A trading bot, hadaba maxay kala yihiin isbedellada cusub.
1: Trading signals: adigu ayaa sameesanayo trading signals, inta aad rabto, kuna xirankaro tradingview, markan waxa aad maamulaysaa trade kasta lacagta
2: Trading room: waa qol aad ku biirayso, signalska waxa automatic idinkusoo dirayaa aniga (Awoowgiin Fowsi π), waxana si automatic ah tradeka u qaadanaya botka isagoo raacaya shuruudaha signalka aan soo raaciyay, ku darso xataa markan lacagta uu ku gelayo trade-ka adaa u sheegaya π΅, umana baahnid in aad tradingview lacag ka bixiso.
1: Gate
2: MEXC
3: Binance : Shaqaa wali kusocota.
Ugu danbeen, diyaar mayahay hadda ? Waa maya π.
Madama ujeedkayga ahaa inaan kasoo gaarsiiyo 01.05 waxay u egtahay in uusan waqtigaas kusoo wada bixi karin. Hadaba walalaha hadda isticmaalaya botkeenan kale, iyo kuwa cusub oo aan hakadka gelinayay dhamaantiin waxan idin ogaysiinayaa inaad subscriptionkiina sii wadan kartaan ilaa kan cusub aan soo fasaxayo.
Kan cusub markuu hawada soo galo, subscriptionkaaga inta kaaga hartay + 2 week free ah ayaad heli doontaa insha Allaah.
Guulaysts dhamaantiin
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
β€22π5
Forwarded from eBadal
π£π£Ogaysiis macaamiisha ku xiran E-Badal Exchangeπ£π£.
Waxaan isbedel ku samaynay lambarada Exchange-ga, wixii hadda ka danbeeyo 9:00am 06.05.2025, keliya waxaad nagalasoo xiriirta kartaa lambarkan hoos ku qoran, oo ah kii awalba aad nagala soo xiriirayseen insha Allaah.
π +252 904 321 915
Whatsappπ
https://wa.me/252904321915
Lambarkii hore ee EVC-ga ahaa, waan ka guurnay. Hadda wixii ka danbeeyo, wixii lacag ah ee lagu diro lambar aan ahayn kaas aan kor ku xusnay, anaga masuul kama nihin.
Appka E-badal isaguna dhowaan ayuu idin soo gaari doonaa insha Allaah.

Forwarded from Muna π (AHMED FT)
π Waxaa Furmay Isdiiwaan-galintii Dufcaddii 4-aad ee Technical Analysis-ka! π
π Coursadaan waxaad ka helaysaa:
β Aqoon dhameystiran oo dhanka Technical Analysis ah.
β Telegram Live Group oo aad waligaa ku jiraysid (life-time access).
β Barashada sida loo trade gareeyo Crypto Currency.
β Signals high-quality ah inta coursadu socoto.
β Sameysashada Trading Plan iyo Trading Journal.
β Helitaanka Mentorship joogto ah.
β Marka coursadu dhamaato, inaad noqoto qof si madax-bannaan uga trade gareeya Crypto.
β Ku biiritaanka 5A-HUB Premium Group Channel.
β Helitaanka Any 5A-HUB Tools + 350 Free Points oo aad ku isticmaali karto AI Tools-ka.

β€3π₯3π©2