5A-HUB
5.2K subscribers
186 photos
2 videos
2 files
150 links
๐Ÿ”ฅ 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto.

๐Ÿ“Š Crypto strategy, AI tools and real digital income methods.

๐ŸŽฏ New videos every week from the youtube.

๐ŸŒ Platform: 5a-hub.com
Download Telegram
Markasta waxa dhacda in ah jiraan sheekooyin bulshada crypto ka dhexguuxaya, ama ay aaminsanyihiin in lacagaha qayb wayn aadi doonto (narratives).

L1 waa kuwo mar walba la socda guuxa iyo sheekooyinka dadka, lakin waxa dhexdooda markasta ka dhaca isbedello, Modular blockchains waa mid kamida isbedelada kasocda dhinaca L1 (from performance to cost and flexibility)

Modular blockchains waxa hogaanka uhaya hada
1: SuiNetwork (SUI) iyo
2: CelestiaOrg (TIA)
โค33๐Ÿคฏ2
Deposit / Withdrawal USDT hadaad ubaahato kala xiriir ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ

https://wa.me/message/CGARLGCHET6RD1

Withdrawal waa free hada๐Ÿ˜Ž.
๐Ÿ‘11
Qaybtii 4aad ayaan hada usii daayay 5A-HUB Trading strategy ee dhinaca tradingview-ga, hadii aad soo dirtay username saxan fadlan ka fiiri qaybta "Invide-only".

Hadii aad ka waydo horeyna usoo codsatay, ogow adiga ayaa wax qalday.


Dadka soo codsaday oo aad u badnaa dartoo, codsiyada tijaabada intaas ayay ku egyihiin.


Mahadsanidiin dhamaantiin๐Ÿ™
๐Ÿ‘14โค10
Taariikhda soojireenka ee Crypto hadaad dib igu laabato, bishan iyo bilaha soosocda waa kuwa suuqa ugu fiican.


Waxa dhanka kale aan marnaba la hilmaami karin in xasiloonida aduunku ay maalinba maalinka ka danbaysa faraha kasii baxayso.


Maamulka biden waxa xog hoose lagu sheegayaa in ay ukrain u ogolaatay inay isticmaalaan gantaalaha ridada fog ee maraykanka iyo nato farsameeyeen.

Sidoo kale putin wuxuu ku hanjabay haday hal gantaal soo ridaan in uu ww3 bilaabanayo uuna isticmaalayo nuclear weapons.


Tan haday dhacdo(ilahay kama dhigee) waxay noqon doontaa dhacdo khasaare badan reebi doonta.

Always taxadar adoo suuqa ka adeeganayo, lasoco wax hareerahaaga ka socda.

Guulaysta dhamantiin
๐Ÿซก
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค33๐Ÿ‘10๐Ÿ™8๐Ÿ˜2
DNX waxaa warbixintooda kusoo qaatay Binance mar ay kahadlayeen mashaariicaha ugu horeeya dhinaca DeSci.

Coinkan DNX sheekadiisu waa ahna ahna (Layer1, AI, DePin, DeSci, Quantum Computing iyo qaarkaloo badan
๐Ÿ˜„)

Warbixinta oo dhamaystiran ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ
๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ

https://www.binance.com/en/square/post/16487790900465
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค13
๐Ÿ›ค๏ธQofkasta waxa jira wax u shaqeeya๐Ÿ’ป.

Waxan idinla wadaagayaa sheeko yar oo qof ila wadaagay.

Waxa jira qof suuqan la imaaday 5k, keliya targetkiisu waxa weeye sanadka dhan 3 jeer oo 40% ah inuu helo.

Shekadan wuxuu soo bilaabay sanadkii hore bishii 4aad.

targetkisii wuu gaadhay oo 5k wuxuu ka dhigay 13720.

Bishii january ee sanadkan 2024 ayuu xisaabtamay lacagtaas wuxuu ka jaray 500$ biil ๐Ÿฅ—๐ŸŒฎ ah 12 bil, taasoo ah 6k. Waxaa usoo hartay markaas 7720โ‚ฌ$.

Lacagtaas 7720$ oo sanadkan 2024 uu ku shaqo galay bishii 2aad wixii ka danbeysay isagoo raacaya strategy-giisii hore ee ahaa keliya 3 jeer min 40% by using only Daily Time Frame analysis.

Sanadkan wali ma dhamaan bil iyo bar ayaa haray, targetkiisiina waa gaadhay, nd now he has 21183$.

Arinta xiisaha leh waxay tahay, wuxuu sugayaa sanadka danbe bilowgiisa, wuuna hakiyay orderskiisa ilaa laga gaarayo sanadka danbe. Biilkiisiina meel ayuu u yaal, iyo kii sanadka danbe labadaba.



Maxaan ka baran karnaa sheekadan?
๐Ÿค”
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
๐Ÿ‘58โค15๐Ÿคฏ6๐Ÿ”ฅ4๐Ÿฅฐ2
Aqoonta tradeku runtii waa mid noloshaada wax beden kabedelaysa.

Labada macalin oo programkan dhigaya runtii waa kuwo, aqoontooda aan aad ugu kalsoonahay, soona saaray dad badan.

Dad 45 days kahor crypto aan hal shay ka aqoon ayaa cawa runtii trade-yada ay qaadanayeen aan aad ula dhacay
๐Ÿ‘.


Ka faaโ€™iidayso jaaniskaan hadii aad tradingka xiiso u qabto.
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค26๐Ÿ”ฅ10๐Ÿ‘Œ2
๐Ÿ“ฃ Xusuusin ๐Ÿ“ฃ


Dadku waa laba qayb qof iskii wax isu bari kara iyo qof u baahan caawin taageero dhamaystiran, hadaba hadii aad isleedahay trading iyo aqoonta guud ee crypto wali baahi baad u qabtaa, fursaddan yay kudhaafin.

Casharada kuwa fundamentalka ah waa kuwo ani sameeyay, xogo badanna ay meeshaas kujiraan.


Sidoo kale dhinaca tradeka waxan aaminsanahay labada macalin oo dhigaya dhinaca tradeka inay yihiin kuwa ugu mudan oo laga barto trading, hadii aan maanta qof cusub ahayna aan isleeyahay waa dadka keliya ee aan ka baranlahaa.


Ugu danben wixii xog dheeraada sida waqtiyada casharada, isdiiwanagelinta iyo waxkastoo la xiriira kala xiriir Telegramkan
๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ

@Kryptolady8
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค6๐Ÿฅฐ5
https://x.com/FowsiDayib/status/1862973944208281788



Taladaan ma qaadatay mise waa wali ๐Ÿค”
๐Ÿซก14โค5
Farxad bay ii tahay in aan aragno midhihii iyo natiijadii 45ka maalin ee mentorshipka aheed, guulaysta dhamaantiin ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ


Natiijada hoos ka fiirso ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค4
Forwarded from AHMEDFT (AHMED FT)
๐Ÿ“Œ November Report : dufcadii 1-aad ee dhameesatay fundamental and technical analysis .


Qaar ka mid ardada dufcadii 1-aad oo dhameestay coursigooda iyo waxa ay la kulmeen suuqa bishii nasoo dhaaftay November .

(November pnl calender )

๐Ÿ“Ardadan waa kuwa marka hore aqoonta raadiyay ka dib suuqa lacag ka sameeyay ( learn and Earn ).

๐Ÿ“Œ aradadaan waxay barteen sida loo trade gareeyo suuqa crypto currency waliba si aqoon ku dhisan .

๐Ÿ“ardadaan waxay kaloo si wacan u fahmeen technical analysiska ayagoo fursadaha suuqa si qurux badan uga faa'idaysanaya bishii nasoo dhaaftay November

๐Ÿ“Œ ardadan waxay kaloo helaayeen signals trade-yo ah kaas oo ay wax badan ka faa'ideen .

Sida sawirada kaaga muuqda waxay sameeyeen in intial money ay ku daraan lacag fara badan sida 20% ama 60%

๐Ÿ“Œ ardada qaarkood ayaa sameeya lacag 2k iyo 3k bishii nasoo dhaaftay .

Note : marwalba aqoontu waa muhiim waa midda kuu horseedeysa guushaaada

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

( knowledge is key of success)
โค20๐Ÿ‘4