Caawa film wayn an sugeynay ayaa ASTAAN usaran #jailer jestoole legen
Wad ku mahadsan tihin 38,000k o bulsho ah inaa I garsisen zxp yaal adaa ugu mahadsan tihin 🙏
Sido kale waxn idin ka rali gelinaya inan mararka qar filmo idin so dhigin i.a waxan rajeyna channelka inaa #Admin kale kuso siyadiyo si u wax bdn idin kugu so dhigo madama Ani iska mashqul badanahay ✌️
#38k🔥
#admin🧔🏽♂
#mankz95👁
#Hambalyo✨

Forwarded from SULDAN SPORTS (MAAN○○Z)
Codeyn ayaan manta qabana meshi lo bato ayana wax u badin dona i.a 3 dan kala dorta filmade rabtan?
Anonymous Quiz
56%
1: filmo dhexe oo dab ah 🔥🪱
18%
2: filmo hore & dhexe ☀️❣
26%
3: filmo cusub eber ah🤌
Asxpey Ani film Hindi waba ka qalin jebshaywayo wax walbo dhaca wa si qiyasan kara 4,11,23 dhanka americanka ayaan u guray wa Soo sahminaya cidi iso raceso @american472 ciwankas ayan aday 😂💔
Subax wacan o wngsan. Zxpdeyda qaliga ahow🫡
Waxan rajeynaya ine no noqoto malin farxadeda wadato❤️
Waxan rajeynaya ine no noqoto malin farxadeda wadato❤️
Subax wanagsan allaha naga dhigo kuwi waqtigoda sidi saxda aha uga faidesto malinkan cusub e an janiska u helnay nolosha🤲
Subax wanagsan oo wacan malin ka daganan
ayu nogu bilow rabow daganan nogu idley🤲
Filmkina manta wakas I bashala wa ino after shaqo I.A🫡
ayu nogu bilow rabow daganan nogu idley🤲
Filmkina manta wakas I bashala wa ino after shaqo I.A🫡