Forwarded from SULDAN SPORTS (MAAN○○Z)
Codeyn ayaan manta qabana meshi lo bato ayana wax u badin dona i.a 3 dan kala dorta filmade rabtan?
Anonymous Quiz
56%
1: filmo dhexe oo dab ah 🔥🪱
18%
2: filmo hore & dhexe ☀️❣
26%
3: filmo cusub eber ah🤌
Asxpey Ani film Hindi waba ka qalin jebshaywayo wax walbo dhaca wa si qiyasan kara 4,11,23 dhanka americanka ayaan u guray wa Soo sahminaya cidi iso raceso @american472 ciwankas ayan aday 😂💔
Subax wacan o wngsan. Zxpdeyda qaliga ahow🫡
Waxan rajeynaya ine no noqoto malin farxadeda wadato❤️
Waxan rajeynaya ine no noqoto malin farxadeda wadato❤️
Subax wanagsan allaha naga dhigo kuwi waqtigoda sidi saxda aha uga faidesto malinkan cusub e an janiska u helnay nolosha🤲
Subax wanagsan oo wacan malin ka daganan
ayu nogu bilow rabow daganan nogu idley🤲
Filmkina manta wakas I bashala wa ino after shaqo I.A🫡
ayu nogu bilow rabow daganan nogu idley🤲
Filmkina manta wakas I bashala wa ino after shaqo I.A🫡
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Iga rali ahada kii xalay nadiif na aheyn Sido kle cilado codka ayu laha Marka sorry zxpadeyda an ka baxshay iyago dagsaday 🙏
Subax wanagsan o wacan cfimd igu dakeya
Mel kasto dunida ka jogtan❤️
Subax wanagsan o wacan cfimd igu dakeya
Mel kasto dunida ka jogtan❤️
Subax wanagsan walalaheyga aan halkan ku zxpnayow cafimad qaba idin rajeyna🫡❤️
53k cawa maxa noga dhiman asxpteyda 🫡🔥
Allaha maxa tihin kuwo lagu fano garab ayad isisen wlhi ane wa dadala tas balana
Allaha maxa tihin kuwo lagu fano garab ayad isisen wlhi ane wa dadala tas balana
ogeysis 🚨 ogeysis 🚨 ogeysis 🚨
Dhamaan dhalin yarada ku xiran channelkan #fanproj472 weliba kuwa sida qaska ila socdo mar walbo waxan idin shegaya inan mudada sonku socdo filmada jojineno 👇
Taa badal keda waxan ku badali Dona qisoyin ka islamka i.a waxana idinka rajeyna goankan Ina igu tagertan mar walbo garab keyga Ina ahatan rajeyna🙏🧏♂❤️