EnG YaSiN
122 members
136 photos
5 videos
60 files
98 links
Short Tutorials
Download Telegram
to view and join the conversation
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Microsoft Windows Server 2019πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Windows Server 2019 is built on the strong foundation of Windows Server 2016 – which continues to see great momentum in customer adoption. Windows Server 2016 is the fastest adopted version of Windows Server, ever! We’ve been busy since its launch at Ignite 2016 drawing insights from your feedback and product telemetry to make this… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-microsoft-windows-server-2019/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso MAGIX Movie Edit Pro 2019 Premium 18πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ MAGIX Movie Edit Pro 2019 Premium 18 wuxuu idinka caawin doonaa sidii aad u sameyn lahaydeen VIDEO EDITING PROFESSIONAL ah iyadoo ay la socdaan effects aad u farabadan iyo qaabka loo isticmaalo oo aad u fudud – Softweerkan waa premium oo ay la socdaan kuwo extra ah oo nooc walba oo video ah ee loogu… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-magix-movie-edit-pro-2019-premium-18/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Internet Download Manager 6.32πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Internet Download Manager 6.32 Overview Sidaad u aragtay in Browser-da ay wakhti badan qaataan si ay u soo dejiyaan maado ,Speedka ayaa loo qaybiyaa inta u dhaxaysa soo dejinta iyo daalacashada. Internet Download Manager wuxuu wadaagaa tamarta internetka si aad ugu hesho shabakadda internetka ugu fiican. Waxay ku dhejisaa xawaaraha internetka si ay u bixiso… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-internet-download-manager-6-30/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Video Copilot – Element 3D (Ultra 3D Bundle)πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Video Copilot – Element 3D (Ultra 3D Bundle) is a collection of plugins which provide you with the Element 3D and other tools. Element 3D is a particle based animation and rendering engine software and it also offers pre-made 3D models πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-video-copilot-element-3d-ultra-3d-bundle/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Wirecast Pro 11πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Wirecast Pro 11 qaabka ay u shaqeyso waa SIMPLE waxaad u baahan tahay webcam ama camera,laptop ama computer ka dib waxaad hore ka sameyn kartaa LIVE BROADCASTING ama si toos ayaad waxaad u gudbin kartaa VIDEO laga daawan karo INTERNETKA,isla markaana waxaa lagu sameyn karaa LIVE PODCASTING oo casharo si toos ah loogu gudbin karo… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-wirecast-pro-11/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸKoorso Adobe Premiere Rush CC BilawπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Koorsadani waa mid kamid ah Koorsooyinka kabaxay Shabakadda Lynda waxaana lagu sharxayaa Barnaamijka Cusub ee Shirkadda Adobe ee Adobe Premiere Rush CC Waana Koorso Bilaw ah. Xog Ku saabsan Koorsada Barnaamijka la isticmaalayo waa : Adobe Premiere Rush Mudada Koorsada: Saacada & 13 Daqiiqo Mustawaha Koorsada : Bilaaw Tirada Duruusta : 30 πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/koorso-adobe-premiere-rush-cc-bilaw/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso OBS-Studio 18πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ OBS-Studio 18Β  Software is a free and open source software suite for recording and live streaming. Written in C and C++, OBS provides real-time source and device capture, scene composition, encoding, recording and broadcasting. Transmission of data is done via theΒ Real Time Messaging ProtocolΒ and can be sent to any RTMP supporting destination (e.g. YouTube) including… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-obs-studio-18/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Indigo Rose AutoPlay Media Studio 8.5πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Β Indigo Rose AutoPlay Media Studio 8.5 wuxuu kaa caawib doonaa sidii aad u sameyn lahayd isu keenida softweero aad u farabdan adigoo si automatic ahaan ugu duubi kara isla markaan gelin kara furayaasha iyo karaaga loogu tala galay in softaweerada ay ku shaqeeyaan – wuxuuna la shaqeeyaa nooc walba oo Microsoft platform ah,kaasoo ay la… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-indigo-rose-autoplay-media-studio-8-5/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso EaseUS Partition Master 12.9 Technician EditionπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ SoftweerkanΒ EaseUS Partition Master 12.9 Technician Edition waxay kaa caawin doontaa nooc walba oo kala jarid β€œPARTITION” ah ee aad ku sameyn karto HDD,Tusaale ahaan hadii aad computerkaaga ama laptopka aad ku xirtid HDD cusub wuxuu koobi ku sameynayna dhamaan wixii ku jiray oo waxba kaa lumin,Wuxuu kala jarayaa nooc walba oo HDD adigoo marar badan… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-easeus-partition-master-12-9-technician-edition/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Windows 8.1 Pro 64 bitπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Windows 8.1 Pro 64 bit waa FULL VERSION oo isla markaa qafiif ah. πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-windows-8-1-pro-64-bit/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Wondershare Video Converter Ultimate 10πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Wondershare Video Converter Ultimate 10 waa kan ugu muhiimsan ee lagu bedeli karo nooc walba oo Video ah isagoo isla markaana aad ku edit gareyn kartid noocyada ama formatka kala duwan ee Movie iyo Video, waxaad ku sameyn kartaa DVD template oo diyaah ah adigoo raacin kara subtitle,effect iyo watermark oo aad ku dhex dhisi… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-wondershare-video-converter-ultimate-10/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸWax ka baro Qaabka loo Dhiso Shabakaddaha || Sida loogu duubo PluginsπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Darsigaan waa kii 4aad waxaana ku baraneynaa sida Shabakadda loogu duubo Plugins. Kadaawo Facebook ama Youtube πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/wax-ka-baro-qaabka-loo-dhiso-shabakaddaha-sida-loogu-duubo-plugins/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸWax ka baro Qaabka loo Dhiso Shabakaddaha || Naqshadeyta Bogga Hore || Qeybta 1aadπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Darsiga waxaan ku baraneynaa sida loo naqshadeeyo Bogga hore ee Shabakadda. Darsigan qeybo badan ayuu ka koobnaan doonaa insha allah. Ka Daawo Facebook Β  Β  ama Youtube πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/wax-ka-baro-qaabka-loo-dhiso-shabakaddaha-naqshadeyta-bogga-hore-qeybta-1aad/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸWax ka baro Qaabka loo Dhiso Shabakaddaha || Naqshadeyta Bogga Hore || Qeybta 2aadπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Darsigan waa qeybta labaad ee Darsigii hore. Waxaan ku baraneynaa sida loo naqshadeeyo Bogga hore ee Shabakadda. Darsigii hore halkaan ka daawo Wax ka baro Qaabka loo Dhiso Shabakaddaha || Naqshadeyta Bogga Hore || Qeybta 1aad Β  Kadaawo Facebook ο»Ώ Ama Youtube πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/wax-ka-baro-qaabka-loo-dhiso-shabakaddaha-naqshadeyta-bogga-hore-qeybta-2aad/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso TechSmith Camtasia 2019.0.1 || Link Updated June 2019πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ TechSmith Camtasia 2019.0.1 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u duubi laheyd waxa walba oo aad ku aragtid shaashadaada isla markaana cod iyo wax walba aad gelin kartid,markii vidiyowga uu diyaar noqdo waxaad ka dhigi kartaa nooc walba oo format aad doontid iyadoo isla markaa aad gelin kartid waxyaabo kale oo aad u farabdan, sida… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-techsmith-camtasia-2018-0-3/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
_EnG_YaSiN_TechSmith_Camtasia_2019.0.1_Build_4626x64.zip
485.6 MB

Waxaan ku wargalineyna dhamaan Asxaabta ku xiran Shabakadda EnG YaSiN iyo Telegram keeda in La furay Group gaar u ah Shabakadda.
EnG YASiN Group waxaad kusoo bandhigi kartaan kulana wadaagi kartaan ardeyda jecel barashada IT-ga wixii khuseeya dhankaas.

EnG YaSiN Group
#Nagala_Qeyb_Qaado_Horumarinta_Bulshada
https://t.me/EnGYaSiN
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸTelegram ayaa daaha ka qaaday cida ku lug leh weeraradii β€œDDoS” ee lagu qaaday Server-dooda.πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Labadii maalmood ee la soo dhaafey, Barnaamijka Telegram ee la iskula xiriiro waxaa lagu soo qaaday weerarka loo yaqaano Denial of Service Attacks kaasoo loosoo gaabsho DDoS. Weerarkaa ayaa sababay in dad badan oo daafaha caalamka kala jooga isticmaalana adeegaas ey ku xirmi waayan Serverada Shirkadda, arintaas ayaana dhalisay muran badan, taasoo keentay in mid… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/telegram-ayaa-daaha-ka-qaaday-cida-ku-lug-leh-weeraradii-ddos-ee-lagu-qaaday-server-dooda/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸDajiso Adobe Audition CC 2019πŸ’’πŸŒŸ
πŸ’’πŸŒŸ Adobe Audition CC 2019 is an amazing application which will allow you to create the songs as well as radio spots. It can also enahnce the recordings and can master the audio files. This application turns an ordinary and poor quality song into an imposing piece of art. It has been equipped with multitrack processing… πŸ’’πŸŒŸ

https://engyasin.com/dajiso-adobe-audition-cc-2019/
πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Hadaad Caawimaad ubaahantahay fadlan nagalasoo xiriir Cinwaankan Telegramka ah

πŸ””@eng_yasin πŸ””

πŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸπŸ’’πŸŒŸ
Forwarded from EnG YaSiN