๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™ฃ_๐™Ÿ๐™–๐™˜๐™š๐™ฎ๐™ก1๐Ÿฅ€๐Ÿ’โœ๏ธ
16.4K subscribers
983 photos
14 videos
63 links
๐Ÿฅ€--Soodhawadaa walaalayal--๐Ÿฅ€

Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo๐ŸŒน๐Ÿฅฐ

Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€โค๏ธ

@Reporter8...๐Ÿ“ฉโ†ฉ๏ธ
Download Telegram
Sawirkii ugu quruxda badnaa.

" Allahayow Haween daa ".๐ŸŽโค๏ธ
Mararka qaar waxaan ku qasbanaadaa in aan dareennadayda iskala aamuso, waayo,ma heli karo luuqad aan ku qeexo.'!

โ€•๐Ÿ˜Œ๐Ÿ’”๐Ÿคฆโ€โ™‚
โ€œMaxaynu indhaha iskugu qabannaa marka aynu aad u qoslayno, markaynu riyoonayno, markaynu qof kale hab siinayno iyo markaynu khushuucsannahayba; sababtoo ah waxyaaabaha quruxda badan leh ee nolosha indhaha laguma arko, ee qalbigaa laga dareemaa.โ€

__โค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿคž
Ku quruxso habeenkadah saligah nabigah๐Ÿฅบ

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.


๐Ÿคโค๏ธ๐Ÿ‘
Adaan kuu arkaa iftiinka iyo
Aayaha noolasheyda oo idil

โค๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿ‘

๐Ÿ subax wanaฤฃsan ๐Ÿ
Tacsi๐Ÿฅน๐Ÿ˜ญ

Waxaan murugada iyo tacsida geerida la qaybsanayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, culimada diinta, ardaydiisii iyo ehellada uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo Muqdisho ku geeriyoodey.

Waxaan Allaah u weydiinayaa Sheekha in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samiir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii, dhammaan ummadda Soomaaliyeeed iyo ardaydii uu wax soo baray Sheekhu.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuunc๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜ญ
Waan ku jeclahay ma ahan dhabtii inaan kugu jecelahay wax walbo aad haysatid ee waa sida aad tahay iyo sidaan dareemo markastaan adiga kuu dhowahayโค๐Ÿ‘ฉโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จ

๐Ÿซ‚๐Ÿฅฐ๐Ÿ‘

๐ŸŒน subax wanagsan ๐ŸŒน
๐Ÿ˜‚โค๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜๐Ÿ˜”๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜œ calaamadahan ma iska taabatiinoo sxpyalow Waxba idinkama dhimayso Channalkana Faaido u leedahaye
Subax wanaagsan kuwaa aaan qalbigooda cuqdad iyo argudasho ku jirino๐Ÿ˜Œ
Subax wanaagsan kuwaaa aan jeclaayo ๐Ÿฅบโค๏ธ

แตแต‰ family๐Ÿฅฐ ๐Ÿ‘ช
halmar aaminta nooqabta๐Ÿ‘‡

Waalidkeena janada allh geeyo
Aduun iyo aaqiraba Allah unaxariisto
Aqirana janatul firdowsa allh galiyo
Waxaan aminsanahay qof walboo
Waalidkiisa inuu aduunka ujecel yahay

Waalidka dinta Islam โ˜ช๏ธ ka meel ween uu ka taagan yahay camal lasameeyo oo ilaahet aktiisa loogu jaceel badan yahay waxaa waye salaada waqtigeeda lagu tukado
Waxaa ku xigo oo labaad ah waalidka loo
Baari noqdo marka walidka an Bari unoqono waliba aan uduceeno markasto๐Ÿฅนโค๏ธ๐Ÿ‘
Xaliimo warkadah cadayso hadal  isma saarno๐Ÿ˜œ๐Ÿ˜‚
Balayo aniga radsaday soo ma aqrin buuga la dagaalanka nuurka

Subxanallah wlhi adunkan yaab iyo ama kaag ayaa ka jira ๐Ÿฅฒ
Suuradaada quruxoon
Iyo sowdkaaga macaan
Inaan dhugtoo iska kaa
Daawadeey daawadeydu
Ku jirtaa โค๏ธ๐Ÿฅฐ

๐Ÿhabeen wanagsan๐Ÿ
geeri ka badbadi meyside isku day inad naarta ka badbadid ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”
โ€ข ๐–๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ถ

โ€ข ๐– ๐—‡๐—ˆ๐—ˆ ๐—Š๐–บ๐—‹๐—‘๐–บ๐—’๐–บ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—Œ๐—†๐–บ๐–บ ๐Ÿฅบ
โ€ข ๐–ง๐–บ๐–ฝ๐–บ๐—‡๐–บ ๐—Š๐–บ๐—‹๐—‘๐–บ๐—’๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—ƒ๐—‚๐—‹๐–บ๐–บ
โ€ข ๐–ฌ๐–บ๐—€๐–บ๐–บ๐–ซ๐—ˆ ๐—Š๐—Ž๐–ซ๐—Ž๐—Ž๐–ป๐—๐–บ ๐—‚๐—’๐—ˆ
โ€ข ๐–ช๐–บ ๐—‡๐—ˆ๐—ˆ๐–ซ ๐—Š๐–บ๐–ซ๐–ป๐—‚๐—€๐–บ ๐–บ๐—๐—ˆ๐—ˆ
โ€ข ๐–ฌ๐–บ๐—‹๐—„๐–บ๐—’ ๐—Š๐—ˆ๐–ซ๐—ˆ๐–ซ ๐—‚๐—€๐–บ ๐–ฝ๐—Ž๐—‡๐—Œ๐—๐–บ๐–บ๐—‡
โ€ข ๐–ฃ๐–บ๐–ป๐–บ๐—Š๐—’๐—ˆ ๐—Š๐—Ž๐—‹๐—Ž๐—‘ ๐–ซ๐–บ๐—๐–บ๐—‡ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—Œ๐—๐–บ๐–บ
โ€ข ๐–ง๐–บ๐–ฝ๐–บ๐—’ ๐–ป๐—ˆ๐—Š๐—ˆ๐–ซ ๐—€๐–บ๐—๐—‹๐–บ๐–ผ๐–บ๐–บ๐—‡
โ€ข ๐–ช๐—Ž๐—‡ ๐–ป๐–บ๐—‡ ๐–ฝ๐—๐–บ๐–ซ๐–บ๐—’๐–บ ๐—Š๐—Ž๐—‹๐—‘๐—ˆ๐—ˆ๐—‡
โ€ข ๐–ง๐–บ๐–ฝ๐–บ๐—’ ๐—Š๐–บ๐–บ๐–ป๐—„๐–บ๐—’๐—€๐–บ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐—Š๐–บ๐–ซ๐–ฟ๐—ˆ๐—ˆ๐–ฟ๐—๐–บ๐—’๐–ฝ๐–บ
โ€ข ๐–ฃ๐—‚๐–ซ๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—‹๐—Ž๐—Ž๐—‘๐–ฝ๐–บ๐—’๐–ฝ๐–บ๐—‡ ๐—Š๐—Ž๐—Ž๐—Œ๐–บ๐—‡ ๐—„๐–บ๐—‹๐—‚๐—‡
โ€ข ๐– ๐—Œ๐—๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—Š๐–บ๐—‹๐–บ๐—‡ ๐–ป๐–บ๐–บ๐—‡ ๐–บ๐—๐—ˆ๐—ˆ
โ€ข ๐–ฌ๐–บ๐—‹ ๐—Š๐—Ž๐—‹๐–บ ๐—‚๐—Œ๐—†๐–บ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—‚๐–ป๐—‚ ๐—„๐–บ๐—‹๐—ˆ
โ€ข ๐–ถ๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—Œ๐—ˆ ๐–ฝ๐—๐–บ๐–บ๐–ฟ๐–บ๐—’ ๐—Š๐–บ๐–ฝ๐–บ๐–ฟ
โ€ข ๐–ท๐–บ๐—†๐–บ๐—‹๐—ˆ๐—ˆ ๐—Š๐–บ๐—‘ ๐—„๐–บ ๐—๐–บ๐–บ๐—€๐–บ๐—‡๐—’๐–บ๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ท๐–บ๐—†๐–บ๐—‹๐—ˆ๐—ˆ ๐—Š๐–บ๐—Œ๐—„๐–บ ๐—ƒ๐—ˆ๐—ˆ๐—€๐—๐–บ ๐—’๐–บ๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ท๐–บ๐—†๐–บ๐—‹๐—ˆ๐—ˆ ๐—‡๐—‚๐—‡๐–ป๐–บ ๐—Š๐–พ๐–พ๐–ป ๐—‘๐—Ž๐—„๐—Ž๐—†๐—ˆ
โ€ข ๐–ช๐—ˆ๐—ˆ๐—‘๐—Ž๐—๐—Ž ๐—Š๐–พ๐–พ๐–ป_๐—Š๐–พ๐–พ๐–ป๐—Œ๐–บ๐–ฝ๐–พ๐–พ๐—‡
โ€ข ๐–ฐ๐–บ๐–ป๐—‚๐—‚๐–ซ๐–บ๐–ฝ๐—Ž ๐—„๐–บ๐–ซ๐–บ ๐—€๐—Ž๐—‹๐—๐–พ๐–พ๐—‡
โ€ข ๐–ท๐—Ž๐—„๐—Ž๐—†๐–บ๐–ฝ ๐—Š๐—ˆ๐—‹๐—Œ๐—๐–บ๐—’๐—‡ ๐—„๐–บ๐—‹๐—๐–บ๐–บ
โ€ข ๐–ฐ๐—ˆ๐—ˆ๐—‹๐—๐–บ ๐—Œ๐—ˆ ๐—€๐–บ๐–ซ๐—‚๐—‡ ๐—„๐–บ๐—‹๐–บ๐—’๐—‡
โ€ข ๐–ถ๐–บ๐—‘๐–บ๐—‡ ๐—Œ๐—ˆ ๐–ฝ๐—๐–บ๐–บ๐–ฟ๐–บ๐—’ ๐—Š๐—‚๐—‚๐—Š
โ€ข ๐–ก๐–บ๐–บ๐–ป๐—Ž๐—‹๐—๐—Ž ๐—‚๐—‡๐–บ๐—’ ๐—Š๐–บ๐—‹๐—‘๐–บ๐–บ๐—‡
โ€ข ๐–จ๐—‡๐–บ๐—’ ๐—Š๐–บ๐–ป๐—Œ๐–บ๐–ฝ๐–บ๐—‡ ๐—๐—ˆ๐—๐–พ๐–ซ
โ€ข ๐–ถ๐–บ๐—‘๐–บ๐—‡ ๐—†๐–บ๐—‹๐–บ๐—’๐–บ ๐—Š๐—ˆ๐–ฟ๐—„๐—ˆ๐—ˆ
โ€ข ๐–จ๐—Œ ๐–ป๐—‚๐—‚๐—†๐–พ๐—’๐—‡ ๐–ซ๐–บ๐—€๐—Ž ๐—Š๐–บ๐–ซ๐–ฝ๐–พ๐–พ
โ€ข ๐–ฃ๐–บ๐–ฝ๐—„๐–บ๐—’๐—€๐—ˆ๐— ๐—๐–บ ๐—‚๐—€๐–บ ๐—Š๐–บ๐—‹๐—‚๐—‡
โ€ข ๐–ง๐–บ๐—‹๐–บ๐–บ๐—€๐–บ ๐—Š๐–บ๐—Œ๐—„๐–บ๐—’๐—€๐–บ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐—Š๐—ˆ๐—‡๐—๐–บ๐—’๐–ฝ๐–บ



โ˜†๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—โ€ข๐Š๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป " ๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐˜‚๐—Ÿ๐˜๐—ต๐—ฎ๐—ป "
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Aamiin aamiin

Garoob is not easy

Ilow midaan cml isahal๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜
Qisada Khadrah Abdi

4 caruura ayey ku weyday dab qabsaday gurigeedii oo ku yaalay magaalada Berbera hadana waxay Khadamad ka tahay hargeysa guryaha ayay nadiifisaa, wax caruur ah uma soo hadhin ๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

~Hadana mar walba Ilahay bay u mahad naqda.

Bale aan u ducayno walasheen qalbigah in oo ilahay u qabojiyo badal qeer qabanah ilahay siiyo๐Ÿคฒ๐Ÿ˜ญ
Dhawaaqu xumaa Dheguhu maqlayaanโ€™

Innaa lilaahi waa inna ileyhi Raajicuun
Hada ayaa la isoo sheegay walshay geerideedah oo mudo la dhibaateesneed kiliyo xanuun alow u naxriiso๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ
Runti waa Geeri aad u naxadin badan๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ
DARDAARAN HOOYO๐Ÿฅบ

Hooyo gob baa samirtee
Gunnimo waa iska diidayee
Geeridu xaq weeyee
Maalinta xumey timid
Maalinta la xabaalay
Ee xaqa aabbihiin ku yimid
Hooyo haddey idin xumeeyeen
Kuwii cid idinku ku xigay
Bariidaduna waa sid
Haddey baal idin ka mareyn
Hooyo sabra sabarku waa seefta awliyee
Hooyo waydu waynaan waydu wanaagsanaan
Cuqaal iyo caaqil, culumaad noqon
Nabsigu wuu hiilin harkiina la imaan
Markaas qaranka tiriyey hooyo qabiilkeedan noqon
Hooyo sabra, sabarku waa seefta awliyee
Raboow yeydan carroon yeydan calool xumaan
Raboow dheyman iyo luul dhulka idiin kasii
Dad isku duuban hooyo noqda diinta wada akhriya
Dad isku duuban hooyo noqda tala qura wada leh
Waxa xun iska reeba wanaagana isfara
Oo ninka ku xumeeya adigu xoolo siiyo
Hooyo Sabra Sabarku Waa Seefta Awliyee๐Ÿฅน๐Ÿฅบ



Sorry Hooyo Mcn๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ
war deg deg ah๐Ÿ˜‚๐Ÿƒโ€โ™‚

Asc

wsc

Seetihiin

waa fiicanahay

adnah

axl

ma la isaxusta...๐Ÿ˜‚โœŒ๏ธ