Erayo jaceyl🫶🏻❤️
584 subscribers
96 photos
16 videos
4 links
Marwo 🫵🫶🏻
Download Telegram
"Mar alla marka ay sannaduhu is guraan, tirada dadka aynu is fahmi karno waa yaraadaan, laga yaabee in ay iman doonto maalin aynaan helin hal qof oo aan la hadli karno oo ina fahma. 💭😔
"Qur'aanku kama hadlayo qofkii ugu xooga weynaa, kii ugu dheerayn jiray iyo kii hodansanaa toona, inoogama dhigayo kuwaa tusaalayaal. Kamana codsanayo in dadku ku mashquulaan isku dhererinta kuwo kale ee qof walba si toos ayuu ula hadlayaa." 🤍🌼
"Qaabka ugu haboon ee aad dhibaatada kaga bixi kartaa waa in aad isla dhibaatada sida dhooqada dhex qaado oo ka gudubto".💔
Dhibka xaliya ama dhibka ka taga laakiin dhibka ha la noolaanina


Biyaha wasakhaysan ma joojiyaan dhirta inay koraan, markaa ha u oggolaan erayada xunxun inay joojiyaan horumarkaaga.


noloshu way ku imtixaami doontaa, way ku diidi doontaa oo xataa way ku hoosaysiin doontaa, laakiin bahalka kugu jira yaanu tijaabin.


hadda way ku indho-tiraan, way iska kaa moodsiin doonaan, laakiin i aamina, way kuu baahan doonaan hadhow.


Mararka qaarkood waa inaad ku dhimataa in yar oo gudaha ah si aad dib awood u dhalato oo aad mar kale u kacdo adiga oo ah noocaaga ka xoog iyo xigmad badan.


Qof kastaa wuu ku jecel yahay marka aad u ogolaato wax walba inay simbiriiraan. laakiin isla marka aad bilowdo in aad wax hubiso oo aad xuduud samayso, waxaad noqonaysaa kuwa loogu necebyahay.

Jiil kastaa waxa uu isu haystaa in uu ka caqli badan yahay kuwii ka horreeyey, kana caqli badan yahay kan ka dambeeya.


mararka qaarkood waxyaalaha qalbigaaga jebiya waxay ku dambeeyaan inay hagaajiyaan aragtidaada


"Qofna waxba ma bari karo, kaliya waxaan ka dhigi karaa inay fikiraan."

Xoogga dabeecadda waxaa lagu abuuraa dhibaato u adkaysata iyo ilaalinta curiyaha iyada oo loo marayo dhibaatooyinka.


Qofka ku neceb wuxuu si caadi ah kuugu neceb yahay saddex arrimood midkood: waxay kuu arkaan saddex-qodob. naftooda ayay neceb yihiin, ama waxay rabaan inay ku noqdaan,


noloshu isma beddesho, laakiin dadku way isbedelaan. baro in aad aqbasho in qof kastaa aanu ahayn kii aad moodaysay in aad garanayso.
Waa lasoo wada maray wakhtigaa maahn
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
10,400 kun oo rayid ah oo la dilay
7,000 dumar ah oo la kufsaday
7,000,000 + oo qof oo qaxay
Dumar iyo carruur addoon ahaan loo iibkyey!

Waxa badan inta aan la ogayn.
Suudaan waxa socda gumaad iyo gaboodfal weyn oo ay wadaan maleeshiyaadka Janjaawiidka ee Imaaraadku taageero.
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد💙❤️
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.


🤍
"Narruuradiisiyo rajada
Adaa naafeeya oo
Oo adoon inacaynin baad
Nasteexada iga jartaa."

-Hees , naxliga caashaqa ka daa.
‏ربِّ لنا أفئدة مُعلّقة بك، متوكلة عليك، سائرة إليك، ففتح لنا أبواب مغفرتك ورحمتك وهدايتك، واغننا بفضلك عمَّن سواك، وانزل البركة في حياتنا، والسكينة في منازلنا، واجعل لنا نصيب من القبول والإجابة في كل دعوة رفعناها إليك .
Suurada Al-Baqarah
waa suurad ka kooban fududeyn, farxad, raaxaysi, furto albaabka nolosha, ka saarta welwelka, fayoobida, fududeynta arrimaha, furaha albaab kasta oo xiran. 🚪🥰
•|🌸
🗒️ من سنن يوم الجمعة

➊ قراءة سورة الكهف
➋ الإغتسال
➌ السواك
➍ الطيب .
➎ التبكير إليها, أن يبكر حين تطلع الشمس .
➏ أن يلبس الإنسان أحسن ثيابه التي عنده سواء كان جديداً أم غسيلاً
➐ يتحرى الدعاء لأن في الجمعة ساعة لا يوافقها عبد مسلم يسأل الله شيئاً وهو قائم يصلي إلا أعطاه إياه.
➑ أن يكثر من الصلاة على النبي ﷺ.

العلامة محمد بن صالح العثيمين لقاء الباب المفتوح
To every one..!❤️👍

Hi.!iska warama qof kasta oo qoraalkan akhrinayaa isaga ayaan la hadlayaa maanta waxaan doonayaa inaan kuu sheego aduunkan inaanuu wax weyn ahayn haa aad ha isuku raacraacin oo ha doonin wax kasta iney 100% kuu noqdaan waxaadna o gaataa xaalad kasta oo aad ku jirto iyo wax kasta oo ku culeysinyaa in fudeyd ka danbeeyo ilaahay ayaana  quraanka inoogu sheegey oo yiri " أن مع العسر يسرا " adayg kasta fudeyd ayaa ka danbeeya waan hubaa maalin ayaad heleysaa wax kasta oo aad u qalantay , qalbigaagana wuu xasili doonaa kaliya samir, ilaahay talo saaro waligaana hays dhiibin.!🥰🫶❤️
Xitaa hadii aad u cadhaysan tahay oo dhib midka ugu xun ay kugu samaysay lkn se aad hubto inaad rabto ood jeceshahay iyaduna ayzan haysan qof adiga ahayn ha badin murugo ay u weheshato qof aan aiga ahayn yaysan u baahan qof adiga kula Gayaana oo aanay Rabin cadhada aad ka cadhaysan tahay Darteed😢
Wax inoo hadhay ma jiro oo aan ka ahayn inannu heeryada daba-dhilifyada ( muuse & xasan ) iska dul qaadno.
Dhulkeenu dib-u-xorayn ayuu u baahanyahay caadoqaataha lagu eryayo intaanu cadowgu ina soo gaadhin.

#xeebaheena_qiimahoodu_waa_dhiig
Markaynu nahay kuwo ubaxyo isu dhiibaaya nolosha wada dheelaya
Galgacayl wada dheefsanaya
Dhibtana wada qaybsanayaa
Markaasunbaynu odhan karnaa
Waxaynu noqonay Galgacayl xorobay
Waa la doogiYe yaan La dacaroon❤️🌍
𝚇𝚒𝚝𝚊𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚕𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚚𝚖𝚊𝚢 𝚜𝚒 𝚕𝚊𝚢𝚊𝚊𝚋 𝚕𝚎 𝚑𝚊𝚍𝚒 𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚗 𝚖𝚞𝚜𝚑𝚔𝚒𝚕𝚊𝚍𝚘𝚘𝚍 𝚒𝚗𝚊 𝚍𝚑𝚎𝚡 𝚍𝚊𝚐𝚊𝚊𝚗 𝚘𝚐𝚘𝚠 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚊𝚗 𝚊𝚕𝚋𝚊𝚋𝚊𝚍𝚊 𝚚𝚊𝚕𝚋𝚒𝚐𝚊𝚢𝚐𝚊 𝚘𝚘𝚍𝚑𝚊𝚖𝚒 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 𝚌𝚒𝚍𝚊𝚗 𝚊𝚑𝚊𝚢𝚗 𝚞𝚖𝚊 𝚏𝚞𝚛𝚖𝚊𝚊𝚗 🥰
Inaga isku Duubnideena Dadaalkiyo wada Jirkeenah zareedo kuwada Dakeenay😍


Mudantayda 👸🏻🫶🏻❤️
Asxaabta likeda inooga adkaada please 🙏
Waxan Dareemaya faraxd ilaahay kasakaw sabab aad u tahay waxaanan u arka maalintaydu inay tahay mid dhamays diran Qurux Badan misane jawigeeda Leh waad mahadsan tahay Boqorki Ruuxda iLa lahaayaw💋❤️🤴


Qalpi 🌍🥀