Wax isku hadyeeya Badanaa Qof kasta Qofku Jecel yahay wu u hadyeeya hadyad qurxon sokle wuna Rajeeya mid lamid ah inu kuso hadyeeyo qofkaad is jeceshin
Jacaylkuna wuku Kora Ku Kob kacaa
Hadyada laysu hadiyeeyo yaan la mogaaninaβ£
Scw nabigeeni subaanah wuxu dhahay wax isu hadyeeya si aad isu jeclaatanπ₯ππ―
Xaqiiqdii cidna u rajayn maayo inuu la kulmo jacayl ereyo uun ah. Dhammaantiin waxan idiin rajaynayaa inaad heshaan jacayl ficillo iyo ballamo la fulinayo leh. Qof kasta kaas buu istaahilaa.
β£π―π€π
Adaa igu dhaw naflaha anu hanku ii dhisma
Naftayduna Dheefsata aduunkeygiyaw Farxdaada wacan waxan u dhigaa maijroππ₯β€
Iftiinkayga aragiyo indhahygi baa TahaY
Adimadaan Ku ciidmiyo aqoontaydiba TahaY
Zuldaaki Qalpigaπ€΄π―β£π °π
Naftayduna Dheefsata aduunkeygiyaw Farxdaada wacan waxan u dhigaa maijroππ₯β€
Iftiinkayga aragiyo indhahygi baa TahaY
Adimadaan Ku ciidmiyo aqoontaydiba TahaY
Zuldaaki Qalpigaπ€΄π―β£π °π
Bilaash haysaga hadlaane anaad ii tahay baxnaano kolaba ka baaqan maayo ZuldaankeYgaππΉβ€
"Waan ka xumahay in aad rabtay hadh yar, ana aan ahaa geed hadhac weyn leh oo midho badan leh, in aad doonaysay hal ubax, aniguna aan ahaa beer ubax ah oo aan dhammaad lahayn, in aad doonaysay gacan ku qabsata aniguna aan dhammaantay ku qabsaday xataa wadnahaygu ku qabsaday, in aad u baahnayd xiddig, aniguna aan ahaa bah-xiddigeed iyo koon dhammaystiran, waan ka xumahay in aan aad kaaga badnaa." πβ€οΈβπ₯
Bilaash haysaga hadlaane anaad ii tahay baxnaano kolaba ka baaqan maayo ZuldaankeYgaππΉβ€
Dayaxa Geeztiza Zare hadad leedahay igee Gaadid uma haysane Riyaan Kugu GaYnaYaaβ€οΈπ«πͺ
Qalbigaad heshayba ku hortaagan
Wadne aad habtayba u hamuuna
Hadalkaaga hadu maqli waayo
Nafta aad haysta kuleh haatan
Hiiliyaw wanaaga ha daynin
Ma haleelo halkad ogalayne
Hamigaad intaa hurinaysaaye
Hada kaama maarmo habena
Haydaadu way i habaysayβ€οΈππ
π₯°
Markaynu nahay kuwo ubaxyo isu dhiibaaya nolosha wada dheelaya
Galgacayl wada dheefsanaya
Dhibtana wada qaybsanayaa
Markaasunbaynu odhan karnaa
Waxaynu noqonay Galgacayl xorobay
Waa la doogiYe yaan La dacaroonβ€οΈπ
Galgacayl wada dheefsanaya
Dhibtana wada qaybsanayaa
Markaasunbaynu odhan karnaa
Waxaynu noqonay Galgacayl xorobay
Waa la doogiYe yaan La dacaroonβ€οΈπ
Qof Ku Xero Leh Maankaga
Kuna dheer xasuustada
Xududana Dal dheer Joga
Kolka aad u yara xiizto
Inta u xaf kaa siyo ya ku
Geeeya xagu Joogoβ€οΈπ₯°
Kuna dheer xasuustada
Xududana Dal dheer Joga
Kolka aad u yara xiizto
Inta u xaf kaa siyo ya ku
Geeeya xagu Joogoβ€οΈπ₯°
Dharaaraha Hawsha Badan Nolozha Ma dhamanayaan kuwi igu dhihi Jiray
Dhibki sawnigaaa Ka baxay hankaad siisay dhiirigalin dhankayga sidaad u timi nimcaan dhex mishaxayaaa β€οΈπΉπ€΄π
Ψ§ΩΩΩΩ
Ψ΅Ω ΨΉΩΩ Ω
ΨΩ
Ψ― ΩΨΉΩΩ Ψ’Ω Ω
ΨΩ
Ψ― ΩΩ
Ψ§ Ψ΅ΩΩΨͺ ΨΉΩΩ Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§ΩΩΩ
ΩΨΉΩΩ Ψ’Ω Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§ΩΩΩ
Ψ₯ΩΩ ΨΩ
ΩΨ― Ω
Ψ¬ΩΨ― ΩΨ¨Ψ§Ψ±Ω ΨΉΩΩ Ω
ΨΩ
Ψ― ΩΨΉΩΩ Ψ’Ω Ω
ΨΩ
Ψ― ΩΩ
Ψ§ Ψ¨Ψ§Ψ±ΩΨͺ ΨΉΩΩ Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§ΩΩΩ
ΩΨΉΩΩ Ψ’Ω Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§ΩΩΩ
Ψ₯ΩΩ ΨΩ
ΩΨ― Ω
Ψ¬ΩΨ―πβ€οΈ
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Bilaash haysaga hadlaane anaad ii tahay baxnaano kolaba ka baaqan maayo ZuldaankeYgaππΉβ€
U TANAAZUL JACEYLKAAGA.
Weli Adiga oo jaceylkaaga kaa Caroonaaya, ma ugu jawaabtay waan ku jeclahay, kaamana maarmi karo Xabiibi, Carada (Xanaaqa) ma iska ilownaa oo Xal ma raadsanaa.
Runtii waa Hubaal in markiiba Qofka uu Maankiisu ku soo dhacaayo "Walaahi waa Run miyaad jaceylka uga Tanaasushaan Caradan Baas".
Fadlan, Haddii aad Caro (Xanaaq) ku kala maqan tihiin jaceylkaaga Orod oo si Naxariis leh ugu dheh:- "Jaceyl ayaan kuu hayaa aanan Xadkiisa Qiyaasi Karin, kaama maarmo runtii, Xabiibi Raali ahoow Gar iyo Gar daraba".
Maxaa yeelay waa Qalad Ubixii aad Beereyseen Muddada Fog, inuu ku Burburo si Fudud. Qalad wuu dhici karaa, balse noqda kuwa mar kasta Isku Tanaazula.

πππππ πππππ ππ ππππ πππππππ’ ππ πππ’πππ ππ ππππ πππ πππ ππππππππππππ πππ ππππ‘ ππππππ ππππ ππππππ ππππππππ ππππππππ’ππ πππππππ πππππ πππππ ππππ’π πππ πππππππ π₯°
Hadii aanay jiri lahayn oohinπ’ ilmo Farxadu MaY Yeelaten Dhadhan hadii aanu nacayb jiri lahayne jacaylku macan ma yeeshen caqabduhu waxay qaabeyan nolosha Guul daraduna waa sunaha nolosha waana duuruso ku baraya Dariiqa lo maro Guusha π
Noole aan hadaf ama qorshe nololed
Lahayna waa dhagax aan gali karin dheef iyo dhisme labadaba
Geed waa geed wakhtigisa biqalkana wuxu la kulmaa caqabado oontisa ayaa noqon karta ajashisa balse dhibka waxa ka wayn hadafka u leeyahay waana sababta u unoqdo kan aadamaha ku quutsha midhihisaa sido kalena gabaad ay kaga dhuubtan qoraxda iyo dhaxamaha
Ujeedku waa ha is dhiibin adigu adkaysi lahaw isbadalka iyo nadiijadu hortaada ayay imaaneβοΈ
Si adag u qabso oo ilaasho qofka aad jeceshahay Kala Tagu waa daqiiqado qomamaduna waa sanadoπ
Waligay waanku haysan soona wadka hortiβ€οΈπ₯°
Waligay waanku haysan soona wadka hortiβ€οΈπ₯°
Galgacaylku MurankiYo. Kolb kala xanaaqiyo
Dhibka iyo kadeedku ku koraa walahiye ha karhine kusi socoβ€οΈ
Dhibka iyo kadeedku ku koraa walahiye ha karhine kusi socoβ€οΈ