ICPAS Official Channel
618 subscribers
360 photos
15 videos
43 files
72 links
This is the official channel for the Institute of Certified Public Accountants of Somaliland (ICPAS).
Download Telegram
Waxa maalintii shalay ahayd, si guul ah noogu soo dhamaaday tababar hal maalin ah oo ku saabsanaa 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐚 𝐦𝐢𝐡𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚.


We successfully completed our one-day Research Methodology Workshop for Accounting Professionals.
Jadwalka imtixaanaadka ee barnaamij-yada CATT iyo CAF fadhiga August 2026, waxaanu u rajaynaynaa dhamaan ardayda galaysa imtixaanada guul.

Examination Timetable for the CATT and CAF programmes for the August 2026 sitting. We wish all students sitting for the examinations the very best of luck and success.
Jadwalka imtixaanaadka ee barnaamij-ka 𝐂𝐏𝐀 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟔, waxaanu u rajaynaynaa dhamaan ardayda galaysa imtixaanada guul.

Examination Timetable for the 𝐂𝐏𝐀 programme for the 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟔 𝐬𝐢𝐭𝐭𝐢𝐧𝐠. We wish all students sitting for the examinations the very best of luck and success
Waxa si toos ah u bilaabmay imtixaanada fadhiga labaad ee sanadka 2026, waxaanu u rajaynaynaa dhamaan ardayda galaysa guul.
Halkan ku dhufo si aad u hesho jadwalka imtixaanaadka: https://www.icpasorg.com/examination-timetable


The second examination sitting of 2026 has officially commenced. We wish all students sitting for the examinations the very best of luck and success.
Click here to access the examination timetable: https://www.icpasorg.com/examination-timetable
1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxaanu u rajaynaynaa ardayda galaysa imtixaanada kala duwan ee 𝐂𝐀𝐅, 𝐂𝐀𝐓𝐓, 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐏𝐀 guul iyo mustaqbal waara.
Halkan ku dhufo si aad u hesho jadwalka imtixaanaadka: https://www.icpasorg.com/examination-timetable


We wish all students sitting for the various 𝐂𝐀𝐅, 𝐂𝐀𝐓𝐓, 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐏𝐀 examinations success and a bright, lasting future.
Click here to access the examination timetable: https://www.icpasorg.com/examination-timetable
Imtixaannada barnaamijka CPA ayaa si habsami leh uga socda xarunta ICPAS. Waxaanu dhammaan ardayda u fadhiisanaysa imtixaannada u rajaynaynaa guul iyo nasiib wanaagsan.


The CPA examinations are currently underway at ICPAS. We wish all candidates the very best as they take another important step toward becoming qualified accounting professionals
1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxa si toos ah u furmatay diwaangalinta 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟔, hadda isdiwaangali si aanay kaaga buuxsamin fasalada cusub.

CAF link: https://www.icpasorg.com/qualification-applications...
CATT link: https://www.icpasorg.com/qualification-applications...
CPA link: https://www.icpasorg.com/qualification-applications...

Registration for the 𝐭𝐡𝐢𝐫𝐝 𝐬𝐢𝐭𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐟 𝟐𝟎𝟐𝟔 is now officially open! Register now to secure your place.

CAF link: https://www.icpasorg.com/qualification-applications...
CATT link: https://www.icpasorg.com/qualification-applications...
CPA link: https://www.icpasorg.com/qualification-applications...