Fursad shaqo abuur halaga faa,ideysto linkiga hoose kasoo daawada fursadaasi
Waxaaan soo gaarnay saacadahii ugu dambeeyay diiwaangalinta coureska video editing ka caawana waxaa si toos u bilaabmayo cashirada marka diiwaangalinta waxay ku egtahay galabta kaliya marka haddii aadan wali is diiwaangalin jaaniska yuu ku dhaafin oo igala soo xariir 61 7376335 what's app kaan
👍5
Waa jaaniskii niigu dambeeyay ka faa,ideysta qiimo dhimisna way socotaa
Hye balan kala galeynaa hadaan idin soo duubo sida loo sameeyo likes 👍 tiisa meeqaad gaarsiineysaan
Anonymous Poll
42%
1=100
7%
2=200
3%
3=300
49%
4=400