Caawa maadaama ay tahay sanadka cusub waxaan rabnaa inaan 10 qof ugu faa,ideyno xirfadda video editing ka marka saaxibayaal what's appkaan halaga soo hadlo waxii faahfaahin ah yaan lagaa buuxin
👍4
5 qof ayaan heynaa oo diyaar ah 5 qof basaa dhiman war jaanisku waa mid kooban
Linkiga hoose muuqaalkiisa soo daawada fikradiinana isla commentigiisa noogu soo qora mahadsanidiin
Walaahi ma aqaan waxay wali dadka qaarkood fadhigooda uga kici la yihiin oo ay xirfad ubaran la yihiin si,ay barito ugu shaqeystaan haddaba waxaan idinla socodsiinaya in aan qiimo dhimis ballaaran sameynay ilaa barito jimcaha laga gaarayo ka faa,ideysi wacan diiwaangalinta waxay ku egtahay barrito waxii faahfaahin ah igala soo xariir what's app number kaan +2520617376335
Waa bisha koowaad ee sanadka cusub xirfad cusub baro waliba muddo 1 bil kaliya halaga faa,ideysto intaad ka shalay laheed sanadkaan markuu dhamaado inaadan waxba baran oo xirfad ah
Tiktok ayaan u sameynay cadow teach marka aan idinka arko axaabta
👍2