CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muuqaalka xiga maxaan ka dhigaa fadlan hadaa qoraalkan aragtay codkaada dhiibo waa inoo muhiim
Anonymous Poll
63%
1=VIDEO EDITING
37%
2=GRAPHIC DESIGN
👍6
64 qof aa buulka aragatay 27 qof basaa codeysay war idinka dad nooce tihiin muuqaal dantaada ku jirto xitaa ma u codeyn kartid
👎6
Asc aqyaarta muuqaal xiiso badan baa hawada kusoo jira re linkigaan hoose ku dhufta waxbadan baad kasoo faa,ideysaan commentigana from cadow teach kusoo qora si,aan idin aqoonsado jaale yaal
Muuqaalkaan masoo fasxaa
1👍1
Hye jawaabtiina sugooya
Anonymous Poll
96%
1=HAA
4%
2=MAYA
👍2
Ladeg waxyaabaha aad rabto
👍3
Saaxibayaal muuqaalkaan haloo cimaamado waqtiga soo galay kama war heysiin like yar ayaad ayaad noo saari la dihiin marka muuqaalkaan is muujiya
👍12
GOOR DHOW MUUQAALKAAN YOUTUBE KA ISHA HALAGU HAAYO
👍12
Muuqaalka waan soo dhigay muuqaalkaas waa muuqaal uu qofkasta dhalinyaro ah ubaahanyahay fadlan like saara dad badan gaarsiiya kana faa,ideysta fursadiina linkiga hoose kasoo daawada
Maxaad sugeysaa sanadka 2024 wuu dhamaaday wali xirfad ma ,aadan baran hadaba waxaan ku leeyahay ka,faaideyso fursadaan qaaliga ah Waxaan qiimo dhimis ku sameynay couresyada aan bixino sida graphic design ka iyo video editing ka
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye

10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
👍1