CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muuqaalkaan xaqiisa maxaa loo siin la yahay saaxibayaal please 🙏 like tiisa 50 gaarsiiya
Muuqaalka xiga maxaan ka dhigaa fadlan hadaa qoraalkan aragtay codkaada dhiibo waa inoo muhiim
Anonymous Poll
63%
1=VIDEO EDITING
37%
2=GRAPHIC DESIGN
👍6
64 qof aa buulka aragatay 27 qof basaa codeysay war idinka dad nooce tihiin muuqaal dantaada ku jirto xitaa ma u codeyn kartid
👎6
Asc aqyaarta muuqaal xiiso badan baa hawada kusoo jira re linkigaan hoose ku dhufta waxbadan baad kasoo faa,ideysaan commentigana from cadow teach kusoo qora si,aan idin aqoonsado jaale yaal
Muuqaalkaan masoo fasxaa
1👍1
Hye jawaabtiina sugooya
Anonymous Poll
96%
1=HAA
4%
2=MAYA
👍2
Ladeg waxyaabaha aad rabto
👍3
Saaxibayaal muuqaalkaan haloo cimaamado waqtiga soo galay kama war heysiin like yar ayaad ayaad noo saari la dihiin marka muuqaalkaan is muujiya
👍12
GOOR DHOW MUUQAALKAAN YOUTUBE KA ISHA HALAGU HAAYO
👍12