This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Muuqaalkaan editing kiisa nala soo qiimeeya asigoo dhameystiran linkiga hoose kasoo daawada
👍3
Maxay tahay sidaan xitaa codkiina ma dhiiban kartaan miyaane ma dhimateen posting inta aragtay iyo inta codeysay isma lahan
👍2
CADOW TEACH
Haye barito muuqaal nooce idin soo dhigaa
Hal meel haloo bato dhaqsada saaxibayaal salaada qudbo intaan la gaarin muuqaal duubista aan bilaabe
👍4
Codeyntiina ma socoto maanta muuqaal mala rabaa filaa ok iska. Daaya ha codeynina
Linkigaas muuqaalkiisa maxaad ugu dhegantihiin ood 50 like u gaarsiin ladihiin hadeer aan u cimaamadno guys
👍2🔥1