CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muuqaalka waa soo dhacay hadeer linkiga hoose ka daawada like 👍 haka hilmaamin
Saaxibkey markaan muuqaalkaas ku arkay caloosha ayuu iga huriyay. 😭😢 Marka saaxibayaal linkigiisa hoosa idin soo dhigaa ka farxiya saaxibkey oo subscribe usoo saara mahadsanidiin sidaan codsigiina idinku soo fuliyo idinkana iigu fuliya sharaf iyo karaamo
👍3
Waakaa caawa aan arko ixtiraamka aad ii heysiin 😭
👍4
Hye sida loo sameeyo posterkaan cml muuqaalkiisa masoo daaya?
👍3
Haye hala codeeyo isla caawa soo galinaa
Anonymous Poll
95%
1=Haa noo soo fasax muuqalka
5%
2=Maya iska daa
Sawirada aan u isticmaalay design ka halkaan kala dega
Muqaaalka waxyar kadib waa dhankiina like tiisa dhiig halaga keno please 🙏
👍51
Muuqaalka waa diyaar soo daawada
👍41
Muuqaaladee ayaan idin soo badiyaa asxaabta
Anonymous Poll
63%
1=video editing
37%
2=Graphic design
6
Hadeer soo daawo part two wasiir muxyadiin cabdi
Muuqaalkaan ayaan caawa soo galinyaa in.a 9:00
👍6
MUUQAALKAAS LIKETIISA MEEQAAD GAARSIIN KARTAAN
Anonymous Poll
34%
1=50
6%
2=100
9%
3=200
51%
4=300
👍2