CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Dhamaan waxa aan u isticmaalay design ka halkaan kala daga fadlan muuqaalkana like πŸ‘ saara
πŸ”₯6
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Dalabka waa dhankiina buuga wuu soo baxay 30 mowduuc iyo 30 faa,ido halaga faa,ideysto wax akhrisku waa muhiim buugaana waa buug aan inaba caadi aheyn waxaad kala xiriiri kartaa what's app number kaan +252 61 6083367 meel walba aad joogto waa laguugu keena
πŸ‘6πŸ‘1
Muuqaalka xiga maxaan ka dhigaa
Anonymous Poll
71%
1=VIDEO EDITING
29%
2=GRAPHIC DESIGNER
πŸ‘1
Muuqaalkaan aa dabka nosoo saaran caawa hadaad tahay qof rabo inuu barto video editing muuqaalkan yuu ku dhaafin caawa hala diyaar garobo
🫑9
Muuqaalka waa soo dhacay hadeer linkiga hoose ka daawada like πŸ‘ haka hilmaamin
Saaxibkey markaan muuqaalkaas ku arkay caloosha ayuu iga huriyay. 😭😒 Marka saaxibayaal linkigiisa hoosa idin soo dhigaa ka farxiya saaxibkey oo subscribe usoo saara mahadsanidiin sidaan codsigiina idinku soo fuliyo idinkana iigu fuliya sharaf iyo karaamo✊
πŸ‘3
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
πŸ‘1
Waakaa caawa aan arko ixtiraamka aad ii heysiin 😭
πŸ‘4
Hye sida loo sameeyo posterkaan cml muuqaalkiisa masoo daaya?
πŸ‘3
Haye hala codeeyo isla caawa soo galinaa
Anonymous Poll
95%
1=Haa noo soo fasax muuqalka
5%
2=Maya iska daa
Sawirada aan u isticmaalay design ka halkaan kala dega
Muqaaalka waxyar kadib waa dhankiina like tiisa dhiig halaga keno please πŸ™
πŸ‘5❀1
Muuqaalka waa diyaar soo daawada
πŸ‘4❀1
πŸ‘3❀1
Muuqaaladee ayaan idin soo badiyaa asxaabta
Anonymous Poll
63%
1=video editing
37%
2=Graphic design
❀6