CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Sida loo sameeyo baro hadeer ka soo daawo linkiga hoose ee cadow teach youtube channel like 👍 saara please 🙏
2👍2
Muuqaalka wuu idin soo gaara xooga youtube ka aa ku dhegan
👍1
Muuqaalka waa ka youtubeka ku dhegan
👍1
Muuqaalka waa soo dhacay rafaad badan ka dib kadaawo linkiga hoose
Muuqaalkaan like tiisa boqol gaarsiiya fadlan sido kle commentiga iigu soo qora muqaalka xiga waxaan kasoo dhigi lahaa
👍6
Muuqaal aan inaba caadi aheyn haddii aad tahay qof dhaliyaro ah oo ay dadiisu ka yartahay 50 sano muuqaalkan waa muuqaalkaaga fadlan like saara linkiga hoose ku dhufo
6👍6
Asc aqyaarta qiimaha badan waxaan idinka codsanaya inaad channel kaan aan hoos idin soo dhigayo taageero buuxda u muujisaan wlaahi waa qof igu qaali ah haddii aad ka farxisaan oo aad 15k u xirtaan waxa ka dhiman waxaan idin sameynaya barnaamij aad ku faraxdaan fadlaan aan idinka dareemo mahadsanidiin dhamaantiina
👍2
Please 🙏 commentiga muuqaalka from cadow ugu qora
👍4
Mahadsanid wll cid walba caawa ayaa lakala baranaa waan arkaa dhamaan inta si sax ah ila socoto in.a abaal maintainable waad igu Lee dihinn
👍7
Buugaan haddii wali kusoo gaarin waxba kaa maqan buug uu qoray qoraaga da,da yar ee ISMAACIIL MAXAMED MAXAMUUD FOWDEY waa buug ay u wada baahanyihiin jiilka maanta soo koraayo haddii ay aqristaan sinayo jiho sax ah oo gaarsiineysa mustaqbal wanaagsan buugaani waxaa lagu soo koobay 30 mowduuc iyo 30 faa,ido aad noloshaada wax kaga badali karto hadaba haddii aad daneeneyso buugaan waxaad kala xiriiri kartaa what's app number kaan +252 0616083367