CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muuqaalkaan waxyar kadib youtube ka indhaha ku heeya
👍3
Muuqaalka linkigaas ka daawo
Asc dhamaan walaalaha qaaliga ah ee nagu xiran waxaan idinku war galinaya inaynu bilaabeyno diiwaangalinta dufcadii 5aad ee video editing course oo lagu baranayo mobilka gacanta haddaba haddii aadan wali xirfad baran ka faa,ideyso jaaniskaan oo baro inta ka harsan sanadkaan xirfada video editing ka waliba qiimo dhimis ayeynu ku sameynay course ka oo hore wuxuu ahaa 5 dollar balse hadeer waxaad ku heleysaa 3 dollar kaliya hadaba ardayda aan qaadaneyno way koobanyihiin sido kle diiwaangalinta kaliya waxay soconeysaa maalinta qamiista iyo maalinta jimcaha in.a habeenka sabdiga ayay cashirada toos ubilaabmayaan cashiradana waxaa lagu soo gudbinaya telegram group gaar ah sido kale course kaan wuxuu leeyahay practical oo aradayda maclinka ayaa la shaqeynayo video ayay soo editing gareenayan waxii ay qaldaana waaloo shegaya oo waalaga saxaya marka soo dhawaada inta jecel inay xirfad barataan si ay noloshooda u hormariyaan
👍5
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Diiwaangalinta way socotaa war haka shalaaynin ka faa,ideyso fursadaan number what's app 0617376335 igala soo xariir
3👍3
Hye sida loo sameeyo happy teacher's day noocan ah muqaal maka soo sameeya
👍2
Codeynta waa dhankiina
Anonymous Poll
89%
1=Haa kasoo sameey
11%
2=Maya iska daa
Waxyaabaha aan isticmaalay
👍2