Si aad u bilawdo waxaad qaadan kartaa naqshado horay ujiray oo aad isku dayi karto inaad dib u abuurto ama naqshad cusub kasoo saari karto, tani waa hab fiican oo kuu suurtagalin kara inaad kor uqaado xirfadaada Naqshadaynta heer fiicana ka gaarto
4. Muuji Kartida Aqoontada Naqshadeynta.
Inaad sameeysato Portfolio xooggan ayaa muhiim u ah naqshadeeye kasta. Portfolio-gaaga waxaa ku jiri kara oo aad ku darsan kartaa mashruucyo aad koorsoyinkii aad soo dhameysay kusoo sameeysay, iyo sidoo kale mashruucyo shaqsi ama shaqo aad la qabatay macaamiil ama asxaab ku dhaw intaad ku jirtay barashada xirfadaan.
Waxaad xooga saartaa tayada marka loo eego dhanka tirada mashaariicda, Portfolio-gaaga waa waxa ugu horreysa ee macaamiishu ay ka fiirin doonaan xirfadaada, markaa dooro oo kusoo bandhig Portfolio-gaaga shaqo muujinaysa heerkaaga sarre ee xirfadahaaga naqshadaynta
Gunaanad Waa inaad qaada dhowrkaan tallaabo oo muhiim ka ah si aad u barato xirfadda naqshadeynta: baro mabaadi'da naqshadeynta, Qaado koorsoyin naqshadeynta, ku celceli isticmaalka Softwares-ka naqshadeynta, ku shaqo gal oo dhaqangali waxad baratay oo dhis Portfolio-gaaga naqshadeynta (Graphic Design). Waxaan rajaynaa maqaalkaan inu ku noqdo mid faham fiican oo kooban kasiiya sidaas ubaran laheeyd oo u noqon laheeyd Naqshadeeye (Graphic Designer) uguna shaqeeysan laheey, lawadaag Asxaabtaada oo share udheh. Mahadsanid
Freelance Graphic Design Learn Skills Xirfad Baro

👍3
https://youtu.be/q5rRqouzkbw?si=kEAybFZH0LLXG_0O wiilkaana subscribe ku caawiya saaxibayaal
YouTube
qiso yar cusmaan binucafaan waxkabaro part2
#mideeye #youtube #dadweynaha #sharmaboy #shorts
War xirfad barta markaan idin dhahaayo waa sidaan jaanisyo kale ayaa soo baxi karo jiifka halaga kaco xirfado hala barto 0617376335
👍5
Waxaan qiimo dhimis weyn ku sameyay course ka graphic design in laga gaarayo 6:00 in a cidii rabto inay ka faa,ideysto WhatsApp number kaan igala soo xariir 61 7376335
Ugu dambeyn waxaa soo xirantay diiwaangalinta dufcadii labaad ee graphic design caawana cashirkii koowaad ee safarka xirfada graphic design ka ayaa u bilaabmeysa Mar waliba waxaa guuleysta kuwa guusha raadiya dadka qaar jaanisyada dhaafayo ma dareemayan waxay ka shalaay doonaan markay 2025 ay arkaan ardaydaan marka aan wax qabad kooda aan soo dhigo waa idin salaamay daawada yaasha aan bartooda ka dhaqaaqeyn
Saaxibayaal muuqaalkan like 👍 tiisa 100 gaarsiiya kasoo gar baxa muqaal kaloo xiiso leh ayaan idin soo wadaaye
👍1
Asc dhamaan walaalaha qaaliga ah ee nagu xiran waxaan idinku war galinaya inaynu bilaabeyno diiwaangalinta dufcadii 5aad ee video editing course oo lagu baranayo mobilka gacanta haddaba haddii aadan wali xirfad baran ka faa,ideyso jaaniskaan oo baro inta ka harsan sanadkaan xirfada video editing ka waliba qiimo dhimis ayeynu ku sameynay course ka oo hore wuxuu ahaa 5 dollar balse hadeer waxaad ku heleysaa 3 dollar kaliya hadaba ardayda aan qaadaneyno way koobanyihiin sido kle diiwaangalinta kaliya waxay soconeysaa maalinta qamiista iyo maalinta jimcaha in.a habeenka sabdiga ayay cashirada toos ubilaabmayaan cashiradana waxaa lagu soo gudbinaya telegram group gaar ah sido kale course kaan wuxuu leeyahay practical oo aradayda maclinka ayaa la shaqeynayo video ayay soo editing gareenayan waxii ay qaldaana waaloo shegaya oo waalaga saxaya marka soo dhawaada inta jecel inay xirfad barataan si ay noloshooda u hormariyaan
👍5