Si uusan barito ku dhaafin muuqaalkaan linkiga hoose subscribe dheho waa xikmado noloshaada badali doonohttps://youtube.com/@cadowmedia?si=tkpY_15Oy7TD1i78
👍4
UGU HOREYN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH KA SOKE WAXAAN UMAHAD CELINAYAA 3K WALAALO EE YOUTUBE CHANNELKEENA TAAGEERAY YOUTUBEKAAS OO AAN KUSOO GUDBINO MUUQAALO KUSAABSAN VIDEO EDITING IYO SIDO KALE GRAPHIC DESIGN INTA KA HESHAY MUUQAALADEENA EE INA TAAGEERATAY WAXAAN LEEHAY MAHADSANIDIIN KUN IYO KOOW JEER
❤13👍6👏2👌1
Muuqaalka xiga maxan kasoo hadlaa codkaaga iyo dalabkaaga dhiibo
Anonymous Poll
77%
1=VIDEO EDITING
23%
2=GRAPHIC DESIGN
👍4🔥4❤🔥3
Muuqaalada aan isticmaalay waa ku waan
❤12👨💻5
Asc waxaa si toos ubilaabmay diiwaangalinta dufcadii 4aad ee barashada xirfada video editing ka maxiiseyneysay inaad barato xirfadaan video editing ka ma weysaned meel aad ka barato sido kle dufcadihii hore maku dhaafen hadeer yeysan ku dhaafin maxaa yeelay xirfaduhu waa furaha shaqooyinka oo idil run ahaantii sanadku waa gabogabo oo kaliya waxaa harsan 2bilood marka ka faa,ideyso oo xirfad cusub baro si,aad ula jaanqaado dunida maanta aadna unoqoto qof qiimo leh oo xirfad leh si,aad u hesho dhaqaale aad noloshaada ku maareyso waa inaad xirfado taqaana marka haddii aad daneeneyso barasha xirfadaani waxaad nagala soo xiriirtaa what's linkiga hoose iyo numberada halkaas kaaga muuqda mahadsanid 👇 https://wa.link/s36p98
👏5👍4🔥1