CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muqaalkaan dabka soo saaran maxaad ka leedihiim
👍6
Hye codkaaga dhiibo
Anonymous Poll
96%
1=waan rabaa
4%
2=ma rabo
3
Muqaalka aad sugeyseen hada ka daawo linkiga hoose 👍 likena soo saara please 🙏
👍31
Asc asaxaabta capcat video editing jecled muqaalkan waa muuqaalkiina linkiga hoose ku dhufo
Sidee wax u jiraan chanelka inta subscribe gareeysay aad bay u yar yihiin
👍7
Maanta muuqaal xiiso leh idin soo wadaa like tiisa ilaa meeqa gaarsiin kartaan
ii sheega asxaabteyda meeqaad gaarsiin kartaan
Anonymous Poll
52%
1=100 like
48%
2=200 like
Hye asaxaabta muqaalka like 👍 tiisa aaway 100 like hala gaarsiiyo please
Muqaalkii aad dhahdeen like 👍 tiisa 100 iyo kabadan waan gaarsiineynaa intaas qof aa daawatay like 👍 tana xaalkeed waa sidaas haddii aadan wali like saarin linkiga hoose taabo
👍6
Muqaalkaan maxiiseneysaan oo caawa ma idin soo dhigaa
WAAD RABTAAN WAAN OGAHAY EE FADLAN LIKE 👍 TIISA KOR U QAADA MARKAAN SOO DHIGO CAAWA 9:00
Anonymous Poll
92%
1=HAA WAA DIYAAR
8%
2=MAYA HASOO DHIGIN
Muuqaalka waan soo daayay linkiga hoose ka daawo like 👍 na saara please 🙏