CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
CODKAAGA DHIIBO
Anonymous Poll
92%
1=HAA WAAN RABNAA
8%
2=MAYA MARABNO
Telegram kaas ku biira waxaad ka heleysiin dhamaan waxyaaba editing ka iyo graphic design ka
🔥3
Asc asxaabta mala soo jeeda muuqaal xiiso badan soo dayi rabaaye
4👍3
👏4
👍5
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye

10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
👍1
MUUQAAL MUHIIM AH LINKIGA HOOSE KA DAAWO
Asc saaxibayaal waxaan idinka codsanaya inaad telegram kaan join dhahdaan mahadsanidiin
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
What's app number 61 7376335
2👍2
Diiwaangalinta way socotaa inta la qadanayo wey kooban tahay cabdi qasaarayaasha waxaan idin leeyahay fadhiga ka kaca jaaniskaan dib danbe idin ma soo maraayo
👍2
Diwaan galinta waa gabo gabo kaliya waxaa ka harsan 6 qof hadaba mxaad sugeysaan dadka xirfad la,aanta ah
Hye asxaabta video editing course mala rabaa?