CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muuqaalka waa kinaa intaan iyo 50 lagaarin ka fiiriya
Muuqaalka waan soo dhigay linkiga hoose ka daawo fadlan like saara muuqaalkan maxaa yeelay maanta dhan asigaan diyaarinaayay thanks
Asxaabey muuqaalka aan yalmaalin diyaarinaayay like 👍 tiisana wali aadan ka gar baxin xaq miyaa please 🙏 like inoo saara linkiga hoose ku dhufo
👍3
JIMCO WANAAGSAN ALL MY FAMILY
10
ASC ASXAABTA MUUQAALKAN HADDII AAD U CODEYSAAN DIYAARINTIISA AYAAN GALAA OO WAXAAN ISKU DAYAA CAAWA INAAN IDIN SOO GUDBIYO HADDII AAD DANEEYSAAN HALOO CODEEYO
CODKAAGA DHIIBO
Anonymous Poll
92%
1=HAA WAAN RABNAA
8%
2=MAYA MARABNO
Telegram kaas ku biira waxaad ka heleysiin dhamaan waxyaaba editing ka iyo graphic design ka
🔥3
Asc asxaabta mala soo jeeda muuqaal xiiso badan soo dayi rabaaye
4👍3
👏4
👍5
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye

10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
👍1
MUUQAAL MUHIIM AH LINKIGA HOOSE KA DAAWO