CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Muuqaalka waan soo dhigay linkiga hoose kasoo daawo likena 👍 saara mahadsanidiin
👍2
Asc waa idin salaamay dhamaan bahda cadow teach waxaan idin wadaa youtuber cusub ee ila soo dhaweeya oo subscribe dhaha linkiga hoose waa hubaal waxbaad ka faa,ideysiin mahadsanidiin
👍3
Please 🙏 jaalayaal walaalkeena taageero aan u muujino from cadow teach commentiga ugu qora si uu taageeridena u dareemo hanagu ceebenina please
👍4
😔😢 Intaan ka badan waan ku xumahay wlaahi inta saaxibo igu xiran ku dhawaad 1k wye lkn wax taageerid ah idinkama helo balse qaarkiina aad baad u mahadsantihiin inta kle waxaan idin leeyahay fadlan haddii aad ixtiraam ii heysaan youtube kaan hala booqdo subscribe saara commentigana from cadow ugu qora
👍31
Caawa aan idinka arko hadaad ixtiraam ii heysiin
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Reer tiktok muuqaalkaan ka faa,ideysta
👍4🔥3😁2
Muuqaalkaan masoo daaya intaan caawa lagaarin xog muhiim ah
🥰5😁2
Codkaaga dhiibo
Anonymous Poll
89%
1=HAA SOO DAA
11%
2=MAYA ISKA DAA
🥰6😁41
Hye mala soo jeeda muuqaalka waan soo fasaxi rabaa
👍3
Muuqaalka waa kinaa intaan iyo 50 lagaarin ka fiiriya
Muuqaalka waan soo dhigay linkiga hoose ka daawo fadlan like saara muuqaalkan maxaa yeelay maanta dhan asigaan diyaarinaayay thanks
Asxaabey muuqaalka aan yalmaalin diyaarinaayay like 👍 tiisana wali aadan ka gar baxin xaq miyaa please 🙏 like inoo saara linkiga hoose ku dhufo
👍3
JIMCO WANAAGSAN ALL MY FAMILY
10
ASC ASXAABTA MUUQAALKAN HADDII AAD U CODEYSAAN DIYAARINTIISA AYAAN GALAA OO WAXAAN ISKU DAYAA CAAWA INAAN IDIN SOO GUDBIYO HADDII AAD DANEEYSAAN HALOO CODEEYO
CODKAAGA DHIIBO
Anonymous Poll
92%
1=HAA WAAN RABNAA
8%
2=MAYA MARABNO