Hambalyada maalinta macalimiinta linkiga hoose commentigiisa aan idinka arko Follow na yaan leyga hilmaamin
❤4
In.a YouTube keena iyo Telegram keena cashiro
Aad idin anfaci doono ayaan soo wadaa 2026 In.a

👍7❤1
Fadlan Follow gareeysta casharo iyo Course muhiim ayaan soo wadaa IN.A
BAADI GOOB – CARRUUR LUMAY
Labadan ciyaal ee sawirka ku jira ayaa la waayay, cid kasta oo aragta ama haysa xog ku saabsan meel ay ku dambeeyeen Waxaa la waasanyahay Waqti dhan 6 saac Saake ayey ka lumeen.
Date 8/2/2026
📍 Goobta ay ka lumeen: Kaawogodey, gaar ahaan waddada Geel Qalka
📞 Lambarrada lagala xiriirayo: 0617376335 ama 0615454072
Fadlan haddii aad aragtay ama aad hayso wax xog ah, si degdeg ah ula xiriir lambarradan ama la wadaag fariintan si loo helo gargaar. SHARE REPOST DHAHA TAASINA WAA CAAWIMAAD.

❤5👏2