CADOW TEACH
3.3K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
Asxaabey Course graphic design haloo kala codeeyo labadaas number kii loo bato ayaan coureska ka bilaabeynaa
Anonymous Poll
79%
1=Mobile ahaan ayaan rabnaa
21%
2=Laptop ahaan ayaan rabnaa
Linkigaas waa halka lagu kala bixi lahaa team Graphic design course hadeer Linkigaas raac
❀5
Sikastoon shiid u ahay lagama yaabo inaan joojiyo barashada xirfad cusub waayo Maanta shiid ayaan ahay lakiin barito marabo inaan sii ahaado Qofka kaliya naftiisa dhaqaajin karo waa adiga Su,aalahaan is weydii?
1-Yaad sugeysaa oo ku badbaadinayo kaana saaraya shiid nimada ?
2=Maxaad qof kula mid ah maalin waliba lacag Internet u weydiisataa?
3=Maxaad waxa aad rabto u gadan kari la,dahay ilaa laguu gado mooyaane ?
FG:Nin iska dhig kana kac meesha awoowe.
πŸ‘14❀6πŸ‘Ž2πŸ‘2
Casharo cusub oo laptop ayaan bilaabnay youtube hadeer kasoo daawada commentigana waxaa jeceshihiin kusoo qora si,aan codsigiina u ogaado
Fursadu waa ay koobantahay isdiiwaangalinta waxay ku egtahay
30/10/2025
πŸ‘7
Linkigaas raac fursadu waa ay koobantahay coureska waa free lkn hal dhibaa jiro diiwaan galin kaliya ayaa lagaa qaada .
❀2
β€œBasic Computer”:
πŸŽ“ Baro Basic Computer Course! πŸ’»
Ku bilow safarkaaga aqooneed adigoo baranaya xirfadaha muhiimka ah ee kombiyuutarka.
Waxaad ku baran doontaa:
βœ… Windows – sida loo isticmaalo kombiyuutarka si xirfad leh
βœ… Microsoft Word – qorista iyo habeynta dukumiintiyada
βœ… Microsoft Excel – xisaabaadka iyo jadwalka xogta
βœ… Microsoft PowerPoint – samaynta soo bandhigyo qurux badan
πŸ“ Ku habboon ardayda, shaqaalaha, iyo qof kasta oo raba inuu barto xirfadaha casriga ah ee kombiyuutarka!
Ha seegin fursaddan β€” ku biir hadda!
❀11
Join dhaha
😒1
Commentiga gala Memory khan Mk kawada dhiga
Hambalyada maalinta macalimiinta linkiga hoose commentigiisa aan idinka arko Follow na yaan leyga hilmaamin
❀4
❀2