F4 hadaad tahay linkigaan hoose ku dhufo group kaan kusoo biir
Asxaabey Course graphic design haloo kala codeeyo labadaas number kii loo bato ayaan coureska ka bilaabeynaa
Anonymous Poll
79%
1=Mobile ahaan ayaan rabnaa
21%
2=Laptop ahaan ayaan rabnaa
Linkigaas waa halka lagu kala bixi lahaa team Graphic design course hadeer Linkigaas raac
β€5
Sikastoon shiid u ahay lagama yaabo inaan joojiyo barashada xirfad cusub waayo Maanta shiid ayaan ahay lakiin barito marabo inaan sii ahaado Qofka kaliya naftiisa dhaqaajin karo waa adiga Su,aalahaan is weydii?
1-Yaad sugeysaa oo ku badbaadinayo kaana saaraya shiid nimada ?
2=Maxaad qof kula mid ah maalin waliba lacag Internet u weydiisataa?
3=Maxaad waxa aad rabto u gadan kari la,dahay ilaa laguu gado mooyaane ?
FG:Nin iska dhig kana kac meesha awoowe.

π14β€6π2π2
Casharo cusub oo laptop ayaan bilaabnay youtube hadeer kasoo daawada commentigana waxaa jeceshihiin kusoo qora si,aan codsigiina u ogaado
Linkigaas raac fursadu waa ay koobantahay coureska waa free lkn hal dhibaa jiro diiwaan galin kaliya ayaa lagaa qaada .
β€2
βBasic Computerβ:
π Baro Basic Computer Course! π»
Ku bilow safarkaaga aqooneed adigoo baranaya xirfadaha muhiimka ah ee kombiyuutarka.
Waxaad ku baran doontaa:
β Windows β sida loo isticmaalo kombiyuutarka si xirfad leh
β Microsoft Word β qorista iyo habeynta dukumiintiyada
β Microsoft Excel β xisaabaadka iyo jadwalka xogta
β Microsoft PowerPoint β samaynta soo bandhigyo qurux badan
π Ku habboon ardayda, shaqaalaha, iyo qof kasta oo raba inuu barto xirfadaha casriga ah ee kombiyuutarka!
Ha seegin fursaddan β ku biir hadda!

β€11