CADOW TEACH
3.3K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
2
Repost dhaha coppylink u taabta Wixii graphic design aa taqaanan share u dhaha
Asxaabta Tiktogaan follow dhahdaa Abaal marino bakhtiyaa nasiib baa lasoo dhigi doona marka ka faa,ideysta
Sida loo sameeyo linkiga hoose kasoo daawada like share and coppylink please 🙏
F4 hadaad tahay linkigaan hoose ku dhufo group kaan kusoo biir
Linkigaas raaca
Like share comments iga soo saxa
Linkiga hoose kasoo daawo
👍71
Asxaabey Course graphic design haloo kala codeeyo labadaas number kii loo bato ayaan coureska ka bilaabeynaa
Anonymous Poll
79%
1=Mobile ahaan ayaan rabnaa
21%
2=Laptop ahaan ayaan rabnaa
Linkigaas waa halka lagu kala bixi lahaa team Graphic design course hadeer Linkigaas raac
5
Sikastoon shiid u ahay lagama yaabo inaan joojiyo barashada xirfad cusub waayo Maanta shiid ayaan ahay lakiin barito marabo inaan sii ahaado Qofka kaliya naftiisa dhaqaajin karo waa adiga Su,aalahaan is weydii?
1-Yaad sugeysaa oo ku badbaadinayo kaana saaraya shiid nimada ?
2=Maxaad qof kula mid ah maalin waliba lacag Internet u weydiisataa?
3=Maxaad waxa aad rabto u gadan kari la,dahay ilaa laguu gado mooyaane ?
FG:Nin iska dhig kana kac meesha awoowe.
👍146👎2👏2