CADOW TEACH
3.29K subscribers
585 photos
156 videos
7 files
387 links
HALKAAN WAXAAD KA HA
ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Download Telegram
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dalabka waa furanyahay yaan lagaa buuxin kaliya waxaan u sameyneynaa 50 qof
👍54🔥1
Asc asxaabta ciid wanaagsan Bishaaro Bishaaro munaasabada ciida awgeeda waxaan qiimo dhimis aad u balaaran ku sameyay couresyada graphic design ka oo cid kasta way awooda inay qaadato coure kaan Fadlan jaaniskaan yuu ku dhaafin oo kaliya wuxuu soconaya 24 saacadood igala soo xariir whats app number kaan +252061 7376335
👍7🔥2
Asc asxaabta waa idin salaamay maalmahaan youtube keena wax muuqaal ma aanan soo dhigin duriufo jiray awgeeda marka isbuucaan gudahiisa ayaan dib ugu soo laaban doona youtube keena iyo waxyaabo cusub oo xiiso badan fadlan 6k nagu tuura linkiga hoose share dheh subscribe na sara mahadsanidiin
Coppylink 3 jeer usoo taabta mahadsanidiin
Waan soo laabanay hadeer kasoo daawo muuqaalkan linkiga hoose
4🔥1
Muuqaalkaan hadeer kasoo daawo linkiga hoose fadlan like 👍 haka.ilaabin
3
2
Muuqaalka shirkada youtube ayaa nooga dhegtay😭😭
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Sidee youtube muuqaal looga soo degsadaa barta
Muuqaalkaan youtube ayaa inaga xiray marka waxaan jecleystay inaan telegram ka idin soo dhigo sharaf iyo karaamo guuleysta saaxibayaal
👍2
Wiilkaan aan ka farxino saaxibayaal
Wxuu igala soo xariiray what's app please 🙏 garab istaaga subscribe usaara subscribe ta lacag ma ahan fadlan ku taageera
Maalin jimco waye ka farxiya linkigaas subscribe u dhaha